Complicated Posted April 28, 2013 Simply amazing! Thank you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mad_Mullah Posted April 29, 2013 Those women are wearing some ugly clothes man, bright colors and stuff lol. I prefer the UAE Abayads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted April 29, 2013 Waa sawiro aad u qurxoon.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted April 30, 2013 Ruksan Mall waa goob ganacsi ee ku taal Suuq Bacaad ee Magaalada Muqdisho. Goobtaan Ganacsi waa meel si heer sare ah loo diyaariyay loona adeegsaday habdhismeed casri ah. Dhismaha wuxuu ka kooban yahay 2 dabaq oo leh ilaa 380 dukaan looguna tala galay ganacsiyada kala duwan ee jumlada iyo tafaariiqda . Mall-ka wuxuu u kala qeybsanaan doonaa: 1. Dabaqa hoose oo lagu iibin doono dharka 2. Dabaqa kore waxaa lagu iibin doonaa Electronic-yada, Kabaha iyo boorsooyinka, Cosmetics-ka , Daahyada iyo Roogyada. Sidoo kale waxaa qeyb ka ah Xawaaladaha iyo Bangiyada. Dhismaha wuxuu billaabmayaa Janaayo 2013 wuxuuna diyaar noqonayaa haddii Allah Idmo July 2013 www.rugsanmall.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted May 2, 2013 Beexaani, Shibis District Quote Share this post Link to post Share on other sites