Daqane Posted April 7, 2013 @ Oba, man thats the somali owned mug cafe with a couple of outlets in nairobi on a par if not better than the Java coffee shop chain mashallah, it is great to see them opening up a branch in Mogadishu and hope its a boost to others considering investing in Somalia!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted April 7, 2013 Air Traffic controllers training in turkey, for the expanded Mogadishu airport... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted April 7, 2013 School renovation Xamar Jajab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted April 7, 2013 Some drainage would be nice Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2013 Daqane;935337 wrote: @ Oba , man thats the somali owned mug cafe with a couple of outlets in nairobi on a par if not better than the Java coffee shop chain mashallah, it is great to see them opening up a branch in Mogadishu and hope its a boost to others considering investing in Somalia!! Yeah i heard the owner bought the Makka al mukarammah hotel from Ali mahdi. There is even an italian chief doing the food. Im definately staying there for atleast 3 days when i hit the city this summer!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 7, 2013 Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction Company ayaa waxaa ay waxaa soo saaraysa Qalabka Dhismaha oo kala duwan gaar ahaana Bulukeetiga Casriga ah iyo Dhagaxyada loo yaqaano Interlock oo lagu dhisayo Wadooyinka ay maraan Dadka iyo weliba Guryaha Ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Cabdicasiis Maxamed Xasan (Cabdicasiis Dhega Weyne) oo ah Maamulaha Warshadda oo Sharaxaad ka bixiyay Qalabkan cusub ee ay dalka keeneen iyo sida ay u doonayaan in ay uga qayb qaataan Doorka kaga aaddan dib u dhiska dalka. Cabdicasiis ayaa farta ku fiiqay in iyagoo tixgelinaya baaqii Xukuumadda ee ahaa in Ganacsatada Soomaaliyeed Dalka ay dib u dhisaan isla markaana ay Maalgaliyaan ay suurta gashay in Warshad Cusub oo la jaan qaadaysa Dhismayaasha Caalamka in ay Dalka keenaan. Mudane Dhega wene oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in iminka ay soo saareen Bulukeetiyo ka Tayo wanaagsan kuwii Soomaalida ay hore u Isticmaali jirtay kaasoo aan kaaga baahneyn in aad Salaaxdo , isla markaana ay sameeyaan Dhagaxyo la is gel gelinayo oo shub ka samaysan ( Interlock) kuwaasoo Mustaqbalka dhow iyo kan fogba anfacaya Dadka qaata. Waxaa isaguna halkaa ka hadlay Maamule ku Xigeenka Warshaddaas Cabdikariin Maxamuud Ibraahim oo sheegay in Halkii Saac ay Warshadoodu soo saari karto 900 Boqol oo Bulukeeti ah oo Casri ah iyo Tiro aan intaa ka yareyn oo Dhagaxyada Interlock-ga loo yaqaano kuwaasoo uu sheegay in Bilic ahaan iyo Tayo ahaanba ay ka wanaagsan yihiin Qalabkii Dhismo ee hore dalka looga Isticmaali jiray. Cabdikariim ayaa hoosta ka xarriiqay Dhagaxa Interlock waxaa uu Fududeynayaa Fiilooyinka Dhulka la mariyo ee loo adeegsado Fiilooyinka Koronta iyo Inter-net-ka kaaso Dhagaxa Interlock markaad Doonta ka qaadi karta kuna soo celin karta isagoona u sheegay shacabka Soomaaliyeed in ay sidoo kale keeneen Qalabyo loo adeegsado Qasida Shamiintada iyo Wiishash Dhaa dheer oo loo adeegsan karo Dhismayaashii Awal gacan isugu Dhiibka ahaa. Ugu dambayntii ayuu Maamulku sheegay in marka hore ay *****li doonaan Baahida Dhismaha Magaalada Muqdisho kaddibna ay u gudbin doonaan Gobolada kale ee Dalka. Eng Yu oo ka mid ah Injineerada Warshaddaas Rakibtay una Dhashey Wadanka Shiinaha haatana halkaan u jooga Tababarka Shaqaalaha Soomaaliyeed ee Qalabkaas ku shaqeynaya oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa sheegay in Qalabkaan uu yahay Farsamadii u dambaysey ee Shiinaha iminka wax loogu Dhiso isagoona u rajeeyay Muqdisho iyo Soomaaliyaba in ay ka faa’ideystaan Qalabkan casriga ah ee Teknoolajiyada Caalamka ee Dhismaha la Jaan qaadaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 8, 2013 Warta Nabadda Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted April 8, 2013 Oba, Ali Mahdi never owned MAka Almukaram Hotel. I used to think it was his but he was merely renting from some other guyz. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted April 8, 2013 Macalinka saas miyaa? gartey bro thanks for correcting me Quote Share this post Link to post Share on other sites
xabad Posted April 8, 2013 oh no, i was planning on the same project. gotta look for something else. Quote Share this post Link to post Share on other sites