oba hiloowlow Posted March 3, 2013 Beexaani located in North Xamar Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted March 3, 2013 Road repairing in K4 Waxaa saakay xiran isgoyska ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ee Km4, iyadoo aroornimadii hore ee saakay lagu arkayay askar ka tirsan ciidamada Dowladda oo isgoyska gaaf wareegaya, gawaari iyo Catarabiilaro ay leeyihiin Turkiga, kuwaasi oo saakay isgoyska ka wada howlo lagu dayactiray wadada hareeraheeda. Gaadiidka BL-ka iyo gawaarida kale ayaa iyagu saakay marayay waddooyinka qarda-jeexa ah ee dhex mara xaafadaha ku dhow isgoyskaasi, kaddib markii ciidamada ammaanka Dowladda ay ka leexinayeen goobaha uu dayactirka ka socdo. Shaqaale isugu jira Soomaali iyo Turki oo howlaha dayactirka ah si wadajir ah u qabanayay ayaa iyagu si gaar ah u dayactirayay marshabiyeediga oo ay ku dhisayeen biro, shamiindo iyo qalabyo kale, iyadoona lagu dhisayay qalab casri ah oo aan weli horay loogu arag dalka. Dhinaca kale mashruuca lagu mataaneynayo Muqdisho iyo Stanbul ayaa soo gaaray heerkii ugu sareeyay, kaddib markii howlaha lagu dayactirayo waddooyinka Muqdisho ay soo gaareen waddooyinka mashquulkoodu aadka u badan yahay. Mashruucaan oo Dowladda u qaabilsan hay'adda TIKA ayaa waxay la kaashaneysaa maamulka Gobolka Banaadir, iyadoona tallaabadani ay ka dhalatay booqashadii Ra'iisal Wasaaraha Turkiga uu ku yimid Muqdisho iyo kulamadii ka dhacay magaalada Istanbul ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted March 6, 2013 New hotels coming up on lido beach General construction Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted March 6, 2013 Cargo warehouses being built behind the Airport Waaberi District location of the Turkish - Somali factory dedicated to the production of raw materials [bitumen, Tar, Paving blocks e.t.c] for the Mogadishu upgrading program Groundbreaking ceremony of 2000 capacity Mosque U/C in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted March 6, 2013 Road and Pavement construction in parts of the city Quote Share this post Link to post Share on other sites