Haatu Posted January 22, 2013 oba hiloowlow;911275 wrote: Amin Caamir eat your heart out son Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 22, 2013 he got competition Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted January 25, 2013 Turkish orphange projects under construction in somalia http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=KW5es-ZVPhM" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites
AbdurahmanAli Posted January 25, 2013 Marshabiyediyad- please tell me that means pavement/sidewalk?? Dhismaha marshabiyediyada iyo wadooyinkan oo haatan kasocda isgoyska km-4 ilaa iyo akademiyada general Kaahiye ayaa waxa kasocda howl isugu jirta bur burinta marshabiyediyadii bur buray hagaajin iyo nadiifinta jidadka iyo marshabiyeediyada haatan dhismaha lagu wado Dhismahan oo haatan sitoos ah uga socda agagaarka suuqa Beerta ee degmada Waaberi ayaa lagu wadaa cabir xaaqis iyo dhismo ay kaqeyb gelayaan qalab culus oo,ay leedahay dowladda turkiga iyo shaqaale isugu jira Somali iyo Turkish Marshabiyediyadii kubur buray 22-kii sano ee laso dhafay ayaa hadda la arkayaa iyagoo dib loo dhisay inta udhaxeysa akademiyada general kaahiye ilaa km-4 iyadoo jidadkana lahagaajiyey hase yeshee ay sugayaan oo keli ah in lasaaro agabkii loogu talagalay oo kadhigi lahaa siduu ahaanjirey laamigu xiligii hore. Afhayeenka gobolka Banaadir Maxed Yusuf Cusmaan oo Tv-ga iyo Radio Muqdisho kula hadlay goobta howshu kasocotey ayaa sheegay in talaabadani tahay mataneyntii magaalooyinka iyo casimada ah labad ee Istanbul iyo Muqdisho Maxed Yusuf Cusmaan Afhayeenka gobolka Banaadir ayaa qeexay in marka lasoo gunanado hagajinta wadooyinkasi laga hirgelin doono dhismaha nalalkii kushaqeynayey ileyska cadceedda . Magaalada Muqdisho ayaa haatan leh muuqaal aad uga wanaagsan keedii hore markey maamulka gobolka Banaadir u istaageen sare uqaadista bilicdii Xamar iyo dhismahan hadda kasocda gobolka Banaadir oo soo jiitey darteenka bulsha weynta Soomaaliyeed. -RadioMuqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted January 26, 2013 Calanyahoow .. baluuga ah xidigtaa .. cadaankee, I LOVE YOU Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 29, 2013 Digfeer Hospital Quote Share this post Link to post Share on other sites
metta Posted January 30, 2013 xamar baby, who knows, maybe xamar will get subway system loooooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted January 31, 2013 Woooooooooooooooooooooow http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=KW5es-ZVPhM" frameborder="0" allowfullscreen> Quote Share this post Link to post Share on other sites