Hobbesian_Brute Posted August 12, 2013 ^ is that you C&B ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 12, 2013 Looking good cambuulo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 13, 2013 SOS Village Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 13, 2013 Abdiaziis district Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 14, 2013 Football training Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 14, 2013 Cambuulo iyo bun;973459 wrote: War yaa Eebbe yaqaano oo wax u sheego dadkaan. Their unsightly buildings waxeeba ugu sii dareen inay dhistaan mishibiyeeriyada, publically owned lands. Dhulka dowladda inuu ka bilowdo laamiga mee moodaan. War dadka intee maraayaan. Mishibiyeeriga waa dhul dowladeed oo dadka maraan. Kii sar cusub dhistayba wuu ootay, dadkiina laamiga ayee marayaan along with baabuurta, very risky. Dhismaha laamiyada saarnaan jiray oo Xamar ku yaali jiray kuligood wey isla simanaan jireen, always a few metres of mishibiyeeri oo dowladda leedahay masoo dhaafi jirin, the way it looks like on the left side of sawirka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted August 14, 2013 MMA kuwan marshabiyeeriga dhistay dan ayaa ku qasabtay oo ah xaga amaanka inkaar qabayaasha qaraxyada meelaha dhiga iyo baabuurta qaraxyada ayey iskaga difaacayaan, waana hubaa hadii baahidaas dhamaato inay ayaga dhulkaas soo celin doonaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cambuulo iyo bun Posted August 14, 2013 Inside safari hotel Quote Share this post Link to post Share on other sites