Xaaji Xunjuf Posted September 9, 2012 They had the best plan and seemed they were the most honest about getting the job done Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 9, 2012 Walaahi waa runtaa, waa labada kaliya ee daacad ay ka tahay Waxqabadkooda.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 9, 2012 Xaajigu ishuu ka tuuray waxba nooma hambayn Samatar weligiis mucaarad buu ahaa idaacad un ka hadla, waa markii ugu horaysay oo uu wax isku dayo,wuxuuna ka dhawaajiyay inay arin fudud tahay hadii la dadaalo sidii dalka loo midayn lahaa aqoonteeda iyo kartideena leeyahay hadii la doorto, wuxuu kaloo noqon karaa nin dhex dhexaada sidii riyaale iskuna hayn kara beelahan aan is aamin sanayn,fursad fiican buu haystaa hadii dhankaa laga eego. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 9, 2012 Imagine they be the President and Prime minister. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 9, 2012 gooni, sidee buu Axmed ku kasban karaa kalsoonida dadkii uu intaas oo sano waxay dhistaan wax ka sheegayey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 9, 2012 forget Farmaajo, Baadiyow and ina Samatar is the team Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted September 9, 2012 ^Oba I can understand your frustration, keep switching camps or why not combine the camps to compete against Farmaajo lol P.S Baadiyoow is good educated man but this time is not his. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted September 9, 2012 Xaaji, you are right. this would be quite a team. They are the only two candidates who are running on a party ticket rather then sub-clan support. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 9, 2012 Abwaan;866328 wrote: gooni, sidee buu Axmed ku kasban karaa kalsoonida dadkii uu intaas oo sano waxay dhistaan wax ka sheegayey? Wixii ay dhisan jireen wax la dhaliili karo bay ahaayeen lakiin dadku waxay is weydiin jireen hadii uu aqoonteeda leeyahy muxuu isugu dayi waayay inuu wax hagaajiyo? waa markii ugu horaysay oo uu masraxa soo istaago kana dhawaajiyay inuu boogta waqooyi galbeed daawo u dooni karo. Daacad nimada farmaajo iyo shaqadiisa hufan wanaag badan wey keeni kartaa Aqoonta samatarna waa mid tijaabo u baahan usha waa inaan dhexda ka qabanaa marka. Quote Share this post Link to post Share on other sites