Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia needs these 2 leaders

Recommended Posts

gooni   

Xaajigu ishuu ka tuuray waxba nooma hambayn

 

Samatar weligiis mucaarad buu ahaa idaacad un ka hadla, waa markii ugu horaysay oo uu wax isku dayo,wuxuuna ka dhawaajiyay inay arin fudud tahay hadii la dadaalo sidii dalka loo midayn lahaa aqoonteeda iyo kartideena leeyahay hadii la doorto, wuxuu kaloo noqon karaa nin dhex dhexaada sidii riyaale iskuna hayn kara beelahan aan is aamin sanayn,fursad fiican buu haystaa hadii dhankaa laga eego.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Oba I can understand your frustration, keep switching camps or why not combine the camps to compete against Farmaajo lol

 

P.S Baadiyoow is good educated man but this time is not his.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji, you are right. this would be quite a team. They are the only two candidates who are running on a party ticket rather then sub-clan support.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Abwaan;866328 wrote:
gooni, sidee buu Axmed ku kasban karaa kalsoonida dadkii uu intaas oo sano waxay dhistaan wax ka sheegayey?

Wixii ay dhisan jireen wax la dhaliili karo bay ahaayeen

lakiin dadku waxay is weydiin jireen hadii uu aqoonteeda leeyahy muxuu isugu dayi waayay inuu wax hagaajiyo? waa markii ugu horaysay oo uu masraxa soo istaago kana dhawaajiyay inuu boogta waqooyi galbeed daawo u dooni karo.

 

 

Daacad nimada farmaajo iyo shaqadiisa hufan wanaag badan wey keeni kartaa

Aqoonta samatarna waa mid tijaabo u baahan usha waa inaan dhexda ka qabanaa marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this