Shinbir Majabe Posted September 7, 2012 Salaad Cali Jeelle waa Shactiroole aan caadi ahayn, Jawiga Baarlamaanka dhan ayuu badalay.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2012 9- Salaad Cali Jeele, ayaa hada la wareegay khudbadiisa iyo soo bandhigida Barnaamijkiisa Siyaasadeed: Salaad Cali Jeele oo ka qoslisiiyey Xildhibaanada ayaa sheegay in uu xilkan isu soo taagay kadib markii uu arkay MADAXDII Dowlada oo iska daawaneysa musuq maasuqa iyo maamul xumada, ayagoo doonaya in marwalba la iska doorto. Musharax Salaad Cali Jeele ayaa isku tilmaamay inuu yahay isbedal doon ah. Wuxuuna yiri Hogaamiyaasha hada jooga waxay Doonayaan in Shacabka iyo Dalka ” Ay dhaafsiiyaan Aduunka oo ay Aakhiro u diraan ” balse uu asagu doonayo inuu u gargaaro shacabka asagoo soo qaatay AYADO QURAANKA kariimka ah. Wuxuuna xusay inaan loo dulqaadan karin hogaamiyaasha maamul xumada wada taasina ku khasabtay inuu isa soo sharaxo. ” Waxaa nafta nagu dhibay kuwa aan Samatobixin karin Qaranka… Laakiin aniga waan Samatobixin karaa ” ayuu yiri Salaad Cali Jeele oo codsaday in asaga la doorto. ” Ogaada hadii soo doorataan Hogaamiyaasha hada jooga oo heshiisyo ay dibada la soo galeen ay gateen wadankii inaydan dib usoo dooran waad Og tihiin in ay dhaceen 130 milyan oo dollar, ee aniga i doorta si aan hawsha si fiican u qabto…” ayuu yiri Salaad Cali Jeele oo sheegay inuu yahay hogaamiyaha xiligan loo baahan yahay. Salaad Cali Jeele ayaa yiri inuu horey usoo ahaan jiray Wasiir kuxigeenkii hore ee Warfaafinta, asagan uu qeyb ka qaatay dib usoo nooleynta Warfaafinta Qaranka, asagoo sidoo kale sheegay inuu ahaa Wasiir dawlihii Gaashaandhiga isla markaana uu wax badan u ololeeyey in ciidamada Midowga Afrika ay yimaadaan, maadaama ayuu yiri Maleeshiyo beeleedkii iyo Argagaxisada ay diidayeen in ciidan Qaran la dhiso kadibna, uu asagu keenay ciidamada AMISOM, kuna soo dhaweeyey Airporka Muqdisho cutubkii ugu horeeyey ee AMISOM ee yimaada. Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in musharaxiinta kale ku faanayaan waxa uu asagu kasoo shaqeeyey asagoo usoo qaatay Maah maah Soomaaliyeed. ” Aniga waxaan ahay nin aan dalka waligiis ka bixin, dhibaatada Danyarta aniga waan garanayaa, laakiin kuwaan kale (Musharaxiinta) waa kuwo iska socdo… asagoo yiri in ay jiraan Musharaxiin dhaqaalaha uga fiican, balse asagoo la dar daarmaya Xildhibaanada ayuu yiri [ LACAG WAA QAADASHO LAAKIIN CODKA ANIGA I SIIYA] Wuxuu sheegay Salaad Cali Jeele oo qoraalkiisa sii akhrinaya inuu amniga wax ka qaban doono, garsoorka, arrimaha Fayo dhawrka asagoo sheegay Biyo Nadiif ah in la cabi doono, Somaliland ayuu ugu baaqay Midnimo asagoo sheegay Mr.Jeele inuu kamid ahaan jiray jabhadii SNM uuna wadahadalka Soomaaliland ka miro dhalin karo, wuxuu sidoo kale sheegay asagoo Luuqada Ingiriiska ku hadlaya inuu Soomaaliya u sameyn doono [strategic Friends]. Wuxuu sheegay inuu cirib tiri doono Argagaxisada oo uu sheegay inuu si fudud kusoo afjarayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2012 Cumar Salaad Cilmi, is not a good speaker but is making some sense and asking brave questions... "Where did this money these candidates have come from?" As he attacked the Siyad Barre regime for corruption and clan nepotisam the camera switched to Farmaajo. That was quite unfortunate.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 7, 2012 Who is the guys speaking now? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2012 +1? I missed his name? The dude is talking on and on.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 7, 2012 Jacpher;865573 wrote: Who is the guys speaking now? Cumar Salaad Cilmi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2012 Jacpher;865573 wrote: Who is the guys speaking now? Omar Salaad Cilmii, a vetran civil servant who worked for many government and once adviced Aydeed.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2012 Tell us little more about him? I have no idea about this guy, never heard of him before... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 7, 2012 ^thanks akhyaarta. What is he on about? Mise aginaa dhexda kaga soo dhacay? Universal good job but please put the candidates name on the bottom of the screen as they speak. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2012 How many does he have.. I have no idea what he is talking about... He is not saying anything what he exactly would do for the people and country... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2012 ^^^^Like he stated he was a long term Civil Servant, has a good educational background and is a thinker. He has extensive knowledge about Somalia's past government as he served from the mid 60's to the early 1980's. A tough no nonsense individual. I have met him many times in London as a child and adult and always found him to be a good man, well versed in looking at the Somali dilema, and has respect from his community... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 7, 2012 ^Somalia needs men like him but I am sorry to have missed most of his speech. Wow I like how the speaker is speaking right now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 7, 2012 ^^^The Speaker is doing a phenomenal job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted September 7, 2012 If he was Caydeed's advisor, that is enough for me, he is a bad advisor in my books.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted September 7, 2012 wow salaad cali jeelle was comodian. he said lacag waa qaadasho codkana aniga isiiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites