Sign in to follow this  
malistar2012

Sharif Axmed iyo Sharif Xasan oo caawa kulan ku leh Madaxtoyada maxay ka hadlayan.

Recommended Posts

Wararka laga helaayo xarunta madaxtooyada ee magaalda Muqdisho ayaa sheegaya in uu soconayo kulan u dhaxeeya Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo xildhibaan Sharif xasan Sheekh Aadan kaas oo arrimo xasaasi ah ay kaga hadlayaan.

 

Labadan Sharif Ayaa waxaa kulanka ku wehliya Mustaf Dhuxuloow iyo nin kale oo aan la shaacin magaciisa waxaana uu yahay mid albaabada u xeran oo aan cidina loo ogolaan.

 

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in labadan Sharif ay ka hadlaayan sidii ay isaga kaashan lahaayeen loolanka madaxtinimada dalka oo uu musharax haatan yahay sharif sheikh axmed maadama shariif xasan uu ku waayay tartankaas habka somalida ay wax u qeybsatay ee 4.5 oo mid kamid ah jagooyinka sare dowladda ay Beesha Digil iyo Mirifle qaadatay guddoomiyaha barlamanka.

 

Kulankan dhexmaraya Sharif Sheekh Axmed iyo Sharif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay kadib kulan Imaaradka Carabta Shariif Xasan todobaadkaan uu kula soo yeeshay siyaasiyiin xiriir dhow la leh Labada Shariif kuwaas oo xaliyay qilaafkii ka dhex taagnaa Sharif Xasan Sheekh Aadan iyo Shariif Sheekh Axmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this