Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Presidential Compound Under Construction. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Daawo sawirada dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland(Dhismayaasha Dowlada ee Cusub)

Posted by Pi on September 6th, 2012

 

Garowe(Puntlandi.com) Waxaa hada gacanta lagu hayaa in dhowaan lasoo dhameystiro dhismayaal loogu tala galay iney Dowlada Puntland dagto mustaqbalka dhow, dhismayaasha ayaa ka kooban Madaxtooyada oo iyada ka koobnaan doonta Xafiisyada Madaxweynaha iyo shaqaalihiisa gaarka ah, Xafiisyada Madaxweyne ku xigeenka iyo shaqaalihiisa gaarka ah, Xafiisyada Wasiiru Dowlayaasha, Xafiisyada Saraakiisha ugu sareeya Ciidanka iyo Xafiisyo kale oo dhowra, waxaa kaloo weheliya Qol wayn oo shirarka deg dega ah loogu tala galay iyo Hoolka Shirarka oo isna kooban.

 

Dhulaka banaan oo aad sawirada ku arkaysaan waxaa laga dhigayaa beero iyo jandiirooyin lagu nasto.

 

Dhimahaas ka kooban Xafiisyada oo isagu dabaqa ah waxaa iyana weheliya Dhismayaasha Degaanka ee Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenada iyo qaar kamid ah shaqaalaha Madaxtooyada oo iyana helaya deegaan, waxaa kaloo dhismayaasha ka mid ah qaybta Ciidanka gaarka ah ee ilaaliya Madaxda Sare, oo xafiisyo iyo deegaan ka kooban, Barxado waaweyn oo beero laga dhigayo ayaa iyana weheliya, beerahaasoo qurxoonaanaya,baarkiyanka baabuurta oo isna habaysan, dhamaan dhismayaasha waxaa lagusoo wareejiyey Gidaar dheer oo aan cidna sinaba usoo jabin karin waxwalboo loo isticmaalo.

 

Dhismaha Dowlada Puntland(Madaxtooyo casri ah oo waxwalba u dhan yihiin) waxaa gacanta laga qaadayaa oo dhismuhu soo dhamaystirmayaa dhowaan, waxaana dhismayaashaan oo ku yaal duleedka Magaalada Garowe loogu yeeri doonaa Deegaanka Dowlada,

 

Sawirada hoos ka daawo

 

IMG_4781.jpg

IMG_47811.jpg

IMG_4784.jpg

IMG_4789.jpg

IMG_4790.jpg

IMG_4792.jpg

IMG_4799.jpg

IMG_4809.jpg

IMG_4835.jpg

IMG_4830.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is going to a massive site.

IMG_4835.jpg

 

It's going to be known as Puntland Government Square and consist of west-wing style government. Truly befitting for the Puntland Administration.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is going to be massive. It's going to be puntland's government square and will contain the residence for the president, v.p, and government officials. It will have offices for the high level security force personnel of police, pdf, pmf, spu, pis, etc and other government officials. I think this is great development.

 

There is also rumours of more ministries under construction which add to the fact that puntland is cementing itself as a formidable administration in somalia.

 

Note: I am still not 100% pleased with the parliament of puntland interior and would like that to have an urgent face-lift. If that was done with the added development of puntland govt square and more ministries under construction on top of our existing ministries. Not to mention our well developed local councils in bosaso, garowe and galkayo with majestic governor houses, Puntland could easily be mistaken to be the government of somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I am very proud! But I think money should be spend on roads, schools and hospitals first. And if we get natural resources or other things like another port, we will have revenue for this kind of stuff.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this