Dr_Osman Posted September 7, 2012 Daawo sawirada dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland(Dhismayaasha Dowlada ee Cusub) Posted by Pi on September 6th, 2012 Garowe(Puntlandi.com) Waxaa hada gacanta lagu hayaa in dhowaan lasoo dhameystiro dhismayaal loogu tala galay iney Dowlada Puntland dagto mustaqbalka dhow, dhismayaasha ayaa ka kooban Madaxtooyada oo iyada ka koobnaan doonta Xafiisyada Madaxweynaha iyo shaqaalihiisa gaarka ah, Xafiisyada Madaxweyne ku xigeenka iyo shaqaalihiisa gaarka ah, Xafiisyada Wasiiru Dowlayaasha, Xafiisyada Saraakiisha ugu sareeya Ciidanka iyo Xafiisyo kale oo dhowra, waxaa kaloo weheliya Qol wayn oo shirarka deg dega ah loogu tala galay iyo Hoolka Shirarka oo isna kooban. Dhulaka banaan oo aad sawirada ku arkaysaan waxaa laga dhigayaa beero iyo jandiirooyin lagu nasto. Dhimahaas ka kooban Xafiisyada oo isagu dabaqa ah waxaa iyana weheliya Dhismayaasha Degaanka ee Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenada iyo qaar kamid ah shaqaalaha Madaxtooyada oo iyana helaya deegaan, waxaa kaloo dhismayaasha ka mid ah qaybta Ciidanka gaarka ah ee ilaaliya Madaxda Sare, oo xafiisyo iyo deegaan ka kooban, Barxado waaweyn oo beero laga dhigayo ayaa iyana weheliya, beerahaasoo qurxoonaanaya,baarkiyanka baabuurta oo isna habaysan, dhamaan dhismayaasha waxaa lagusoo wareejiyey Gidaar dheer oo aan cidna sinaba usoo jabin karin waxwalboo loo isticmaalo. Dhismaha Dowlada Puntland(Madaxtooyo casri ah oo waxwalba u dhan yihiin) waxaa gacanta laga qaadayaa oo dhismuhu soo dhamaystirmayaa dhowaan, waxaana dhismayaashaan oo ku yaal duleedka Magaalada Garowe loogu yeeri doonaa Deegaanka Dowlada, Sawirada hoos ka daawo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 7, 2012 This is going to a massive site. It's going to be known as Puntland Government Square and consist of west-wing style government. Truly befitting for the Puntland Administration. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 8, 2012 This is going to be massive. It's going to be puntland's government square and will contain the residence for the president, v.p, and government officials. It will have offices for the high level security force personnel of police, pdf, pmf, spu, pis, etc and other government officials. I think this is great development. There is also rumours of more ministries under construction which add to the fact that puntland is cementing itself as a formidable administration in somalia. Note: I am still not 100% pleased with the parliament of puntland interior and would like that to have an urgent face-lift. If that was done with the added development of puntland govt square and more ministries under construction on top of our existing ministries. Not to mention our well developed local councils in bosaso, garowe and galkayo with majestic governor houses, Puntland could easily be mistaken to be the government of somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted September 9, 2012 Hey somalia are you proud of the state bro? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 9, 2012 I am very proud! But I think money should be spend on roads, schools and hospitals first. And if we get natural resources or other things like another port, we will have revenue for this kind of stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites