Sign in to follow this  
Nur

Iman and Sharia ( in Somali for Conquest)

Recommended Posts

Nur   

Salaaxuddin walaal

 

waxaad qortay:

 

Akhi labadan qolo ma isku dambi baa mise way kala dambi weeyn yihiin?

 

Jawaab

 

 

Qolada hore Allah wuxuu ka leeyahay : (" Qoladii) Thamuud aheydna, waannu hadeynay, wexeyse ka jeclaysteen indhobeel ( lunsanaan), intay hanuuni lahaayeen "

 

Qoalda labaadna Allah wuxuu ka leeyahay : " Dheh, Ma idiin sheegaa kuwa ugu khasaaro badan? waa kuwa ku lunshay tacabkoodii nolosha adduunka ayagoo isu heysta iney wax wanaajinayaan "

 

 

Hadaba, labada qolo yaa dambi badan?

 

 

Runtii, waa su'aal leh jawaab sahlan haddii aad loogu fiirsado aayadda Faatixada.

 

Suuratul Faatixa, Allah wuxuu qolada hore ku tilmaamay " Kuwii uu u cadhoodhay", qolada labaadna, " Kuwii lumay"

 

Waxaa muuqata, in qolada labaad aanan ehel looga dhigin cadhada Allah, taasoo ay ka muuqato in ay ka rajo fiican yihiin kuwa loo cadhooday oo ah kuwo xaq uu soo gaadhay haseyeeshee ka doorbiday lunsanaanta. Qofkii ka baxsda cadhada Allahna rajidiisa ma xuma.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muhammad   

Akhi Jazakallah Khair!

 

that is what i thought smile.gif

 

may Allah Subxanahu Watacaalaa increase your health, wisdom and imaan! amiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Nomads

 

Maanta waxaannu taagan nahay isgoys, (intellectual, religious) oo ah dariiqa ay ummaddeenna qaadi laheyd si ay u oogto waajibkeeda ka saaran uunka iyo kii abuuray.

 

Sidaa darteed, waxaan soo nooleynayaa sheekadan ku saabsan Sharciga Allah iyo iimaanka, rayigaaga ku saabsan sida aya maxkamadaha Somaliya ku dhaqaaqi lahayeen maalmaha na soo haya bal nagu soo biiri.

 

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this