OdaySomali Posted September 6, 2012 Waxa lagu maahmaahaa "sawir ayaa kun eray sheegi kara". Hadaba sawirkan ayaa kun eray iyo dheeraadkiisba sheegay. Sawirkani wuxuu muujinaayaa tayo-darada iyo hab-xumada dadkeena iyo dalkeena haysta. Xaflad yar ayaynaan habayn karin, wax dhaafsan ba iska daa. Sawikani waxa kale oo uu muujinayaa inaynu aqoon-darado aawadeed dunida inteeda kale' uga hadhnay. Waxan soo xasuustaa, oday soomaaliyeed ayaa beri igu yidhi, intuu magaalo halkaas ah ii tilmaamay, waa tuulo reer miigii oo dhanu ku soo xeroodeen oo dabeedtana magaalo lagu tilmaamo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 6, 2012 Waa sawir mugdi ah, muxuu kun erey sheegaa! bal fiiri intaas oo qof oo sawirka ku yaal xitaa hal qof oo wajigiisa (wajigeeda) si fiican loo arkayaa kuma jiro. qofka sawirkan qaaday farsamada ayaa ka xumaatay:( Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted September 6, 2012 war slaamuhu haka xafladeyaan eeh maad iska deysid Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 Showqi;865156 wrote: Waa sawir mugdi ah, muxuu kun erey sheegaa! bal fiiri intaas oo qof oo sawirka ku yaal xitaa hal qof oo wajigiisa (wajigeeda) loo arkayaa kuma jiro. qofka sawirkan qaaday farsamada ayaa ka xumaatay:( Taasna waa meel. Laakiin meeshu waa sad sight walahi. Ma kuraasta caagga ah ee gudaha lagu fadiyo. Misi calanka oo meel walba laga taagay, ilaa koobabka dhexdooda. Mise ubaxa caagga eh Mise random joogga miiska la saaray. Mise caagadaha sharaabka iyo biyaha ee miiska la saaray. Yacni satisfaction with low quality all-round weeye. Who would have thought this was a dinner hosted by the wife of a country;s PRIME-MINISTER, no less. Waa ayaandarro inaynu sidan ku dambeynay. Markaa ma aha wax lala yaabo in wadooyinkeena, dhismayaasheena, dowladeena, caafimaadka iyo waxbarada etc. ay kulli tayo daran yihiin (ama low quality yihiin). Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted September 6, 2012 Anigu koleytaba wax aan la yaabo uma jeedi meesha..(except as i have mentioned in a different thread..dumarku waxey uu eg yihiin on the verge of hypertension if not diabetic already (& this is not an insult but just fact I think)...as usual..dumarkuu markeey ragu casheeyan/cunto loo guro baa lasoo gaarsiiya typical somali. Meel dumar loogu talagale..masjid-ka meeshey ku tuukadaan hanoqotee..its the most unkempt place & full of faults! Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 Eray qudha ayaan doonaaya inaan muujiyo: Hab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 Meeqaa jeer ayuu Shariif ku jiraa sawirkan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted September 6, 2012 Saddex goor + samigiis = 4 Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 Be a yardstick of quality. Some people aren't used to an environment where excellence is expected. Steve Jobs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 quality is never an accident; it is always the result of high intention, sincere effort, intelligent direction and skillful execution; it represents the wise choice of many alternatives. william a. Foster Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 raula;865163 wrote: anigu koleytaba wax aan la yaabo uma jeedi meesha.. the quality of each man's life is the full measure of that man's personal commitment to excellence and to victory. vince lombardi Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 "“The quality of a person's life is in direct proportion to their commitment to excellence, regardless of their chosen field of endeavor.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
OdaySomali Posted September 6, 2012 “The quality of an organization can never exceed the quality of the minds that make it up.” Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted September 6, 2012 Oday yarow adigu qolada hotelka leh maad la xiriitid ayagaa qaadada iyo saxnka meesha dhigaye? Kuraasta caagaana horay looma haysan walaalo turkigaaba iminka noogu deeqay Quote Share this post Link to post Share on other sites