Siyaasi Posted September 5, 2012 Marwada xildhibaan C/weli Gaas oo xalay casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka cusub (Muqdisho, September, 05, 2012) Marwada Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Hodon Siciid Ciise ayaa xalay Casho sharaf u sameysay Haweenka ku jira Baarlamaanka, Qaar katirsan ururada haweenka, Ururada Bulshada Rayidka ah, Faniiniin iyo marti sharaf kale. Ugu horeyn waxaa goobta ka hadashay Marwo: Sahra Qorsheel oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed, Iyadoona sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay noqdaan kuwa midowbay oo aayahooda ka tashada islamarkaana ay yeeshaan cod wada jir ah. “haweenka Soomaaliyeed waxay soo mareen halgan dheer balse waxaa loo baahan yahay maanta in aan ka tashadaan mustaqbalkooda siyaasadeed si loo tuso Raga in Dumarka Soomaaliyeed lee yihiin codka ugu badan, taasna waxaa lagu gaari karaa in haweenka Soomaaliyeed ay ka tagaan nin jecleysiga, qabyaaladda, Lacag doonka, waan in dalka iyo dadkaba maanta ugu hiilinaa codkeena waxaadna ogtihiin in haweenka codkooda dhinucuu raaco guusha ayaa raaceyso marka xubnaha Baarlamaanka dardaaran baan oronayaa” “Xukuumadaan waxay muujisay isbadal aanay dalka ka qaban Xukuumadiihii ka horeeyey waxaana muuqata in Dr.Cabdiweli maanta marka uu xilka wareejinayo inuusan dalka ugu tagayn qabyo oo uu dhameystirey dowladnimada Soomaaliya oo uu ka saaray KMG, marka waxaan idin leeyahay idinkoo u fiirsanaya waxaa ila sax ah in Cabdiweli uu yahay shaqsiga ugu haboon oo dalka wax u soo qabtay, shaqada soo socotana aan ku aamini karno oo aan kalsooni buuxdo ku dooran karno” Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 5, 2012 lool shariif's wifes did it too Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 5, 2012 but they will always remember the last dinner;) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted September 5, 2012 Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 5, 2012 Ducaysane;864844 wrote: Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa. kooow it depends what region they are from, reer Luuq gave their allegiances to Prof Gaas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 5, 2012 Hayye sheekadaan maha ku reeba intee meelo kale idinla gaarin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 5, 2012 Jacpher;864851 wrote: Hayye sheekadaan maha ku reeba intee meelo kale idinla gaarin Jacphar ma maqashay "behind every great man a great woman". The female MPs will be crucial on the vote of the next president. they hold the card i tell yah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted September 5, 2012 I am thinking the ladys of the parliament should boycott the selection process. Neither Shariif, nor Gaas deserves their votes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted September 5, 2012 on a side: dhuubo-dheex yar meesha oga ma jeedo tolow xagee kunoolayeen dumarkaani years prior? Other than that..more power to women parliamentarians. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2012 Ookiyaalaha ay madaxa saartaan aaba ku nacay. Fashionkaas maka dhamaado miyaa dumarka Soomaaliyeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 6, 2012 Ducaysane;864844 wrote: Horta ma ogtihiin. in 5 ka mid ah gabdhaha xildhibaanada noqday ay u dhaxaan Farmaajo qoyskiisa. Yaab badanaa, saan maaba naf laga raadshey? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 6, 2012 Casho miyaa la isku dooranayaa ?? ,,,, Waar 60,000 Dollar soo diyaari dheh ,,,,,,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 6, 2012 His wife is an assistant professor at US university, I think she'd do a lot for women's rights in Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 6, 2012 ^^ Sharif miyaa ka wadaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites