Liibaan Posted September 5, 2012 Prof. Cali Ciise Cabdi, Prof Cali Khaliif, Golaha Sare G10, Golaha Garaadada/Dhaqanka KHaatumo State, Golaha Madaxtooyada, Iyo Golaha Wasiirada Khaatumo State Oo Kulan Isku Yimi Waxaanu Diyaar U Nahay Waxqabadka Dalka Iyo Isu Keenista Umada Soomaaliyeed (Daawo Sawiro) Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh Prof. Cali Ciise Cabdi Iyo Prof Cali Khaliif Galeydh MadaxWeyne Abdunuur Biindhe Iyo Ugaas Cabdulaahi Ciise Nuur Garaad Sulieman Garaad Mohamed Gudoomiyaha Golaha Sare G10 Prof. Cali Ciise Cabdi Garaad Sulieman Garaad Mohamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Wasiirka Arrimaha Gudaha KHaatumo Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Wafuuda Maamul Gobolada KHaatumo State Kulan balaaran oo qado sharaf ah oo uu soo qaban qaabiyey prof .cali ciise cabdi oo dhowaan la socday wafdigii madaxweyne shariif sheikh axmed ee dhowaan soo gaaray muqdisho ayaa maanta waxaa wada yeeshay golaha sare ee dhaqanka khaatumo state ,masuuliyiinta dowlad goboleedka khaatumo ,xildhibaano dowlada Federaalka somalia ee kasoo jeeda degaanada khaatumo state iyo weliba marti sharaf kale oo isla deegaankaasi ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho kulankan ayaa lagu gorfanayey waxqabadkii intii ay jirtay khaatumo state iyo weliba sidii loo higsan lahaa horumarka nabada iyo midnimada umada soomaaliyeed loogu jiro sidii ay u gaari lahayd iyo weliba xog waran uu prof .cali ciise cabdi ugu waramayey labada gole ee khaatumo state iyo mudanayaasha baarlamaanka somalia ee kasoo jeeda deegaanadaasi Md cali ciise cabdi oo ugu horayntii hadalka furay ayaa *****lka ka qaaday inuu umada reer khaatumo ugu hambalyaynayo danta qaranka soomaaliyeed sida ay ugu garab taagan yihiin islamarkaana isu keenka midnimada ay hurmuudka u yihiin taasoo aan ahayn mid hada bilaabantay ee ay tahay ayuu yiri mid soo jireen ah sidoo kale Md cali ciise cabdi oo la weydiiyey imaatinka magaalada iyo ujeedkiisa inuu ka qayb gali doono dowlada cusub ee somalia ayaa carabka ku adkeeyey in midnimada horumarka nabadu ay tahay mid muqadas ah islamarkaana uu dalka ugu soo laabtay waxqabadka dalka iyo dadka soomaaliyeed dhinaca kale Xildhibaan pro, cali khaliif galayr ayaa dhankiisa kulanka ka hadalay isagoo xusay inuu aad ugu faraxsan yahay kulanka quruxda badan islamarkaana ay soo dhoweynayaan cali ciise cabdi dhamaantoodna ay diyaar u yihiin badbaadinta qaranka soomaaliyeed Madaxweyne ku xigeenka khaatumo state c/nuur cilmi qaaje oo madasha hadal kasoo jeediyey ayaa dhankiisa u mahad caliyey md cali ciise cabdi islamarkaana carabaabay in tashiga khaatumo ay mar walba tahay magaalada taariikhiga ah ee taleex islamarkaana uu soo dhoweynayo inay talo wadaag talex iyo xaruntii aas aaska dowlad goboleedka khaatumo state Geba gebadii kulanka ayaa waxaa soo afmeeray garaad saleebaan garaad maxamed oo sheegay inay sharaf weyn u tahay isu imaatinkoodani islamarkaana ugu mahad celiyey md cali ciise cabdi isagoo shaaca ka qaaday in kulanka uu yahay xog waraysi golayaasha khaatumo state waxii ay qabteen intii ay jireen iyo weliba sidii la yeeli lahaa waxii iminka ka dambeeya garaadka ayaa farta ku fiiqay in madasha wada tashigu ay iyagu diyaarinayaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 5, 2012 Mashallah, very wise and respectable men from Khaatumo State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted September 5, 2012 Good to see khaatumo's leaders Madaxweyne Abdunuur Biindhe, Dr Cali Cise, Prof. Cali Khalif, Garaad Jama Garaad Ismail, Garaad Suleiman etc..Khaatumo guul bay gaadhay, ilaahow u siyaadi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 5, 2012 ^^ while they are all dining in a Mogadishu restaurant who is taking care of the "State"? Quote Share this post Link to post Share on other sites
UZTAAD Posted September 5, 2012 Qaxootiga khaatumo meel walba waa jooga qaar Hergaisa jooga, qaar garoowe jooga iyo qaar xamar jooga, toley dawladdii khaatumo ee tuulada taleex xaggee ku danbaysay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
b-boy Posted September 5, 2012 WTH are they dining in hospital Medina:confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 5, 2012 b-boy;864878 wrote: WTH are they dining in hospital Medina:confused: Khaatumo State is in intensive care unit in Madiina Hospital, kolkaa way soo booqdeen xaaladeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted September 5, 2012 GD Minister Da'uud is building school and taking care while other's are dining lavishly in Mogadishu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2012 All this hate because dad Reer Sool ah ayaa Xamar ku shiraayo. Maxee dad cuqdad dishay oo ciil u dhiman rabaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 6, 2012 ^^ I totally agree, waa cuqdad iyo indha'adeegnimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted September 6, 2012 CIqdiga iyo xaasidnimada dadka qaarkii ku jirtaan la yaabaa,,,,, dadkaa aayahooda ka tashan xitaa amaan ka helimaayaan war illayn anagaa yaab aragnay.,,,,, good to see KHaatumo counins dealing with their own issues in a place where labada jabhadood aanay wax interference ah ku samayn karayn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 6, 2012 MMA, repulsive statement on your part. Your loathing had become quite obvious of late. You do know that those you hate are the same family as Khatumo supporters?: D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted September 6, 2012 It just seems you guys dont respect them as family members.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted September 6, 2012 I Kinda Like Siilaanyo now ,,,, He sent Everyone to Mogadishu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted September 6, 2012 Daqane;864956 wrote: It just seems you guys dont respect them as family members.. Take a hike, you think we hate our own family, we have family from Sool who are our own blood.. The door is that way. --> Quote Share this post Link to post Share on other sites