Siyaasi Posted September 4, 2012 Muqdisho: Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho 14 musharax oo u taagnaa qabashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ee sanadkaan ayaa waxaa leeskula ogolaaday in 13 kamid ah musharixiintaasi ay u tanaasulaan musharaxa 14-naad oo ahaa Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil. Tanaasulka ayaa yimid kadib markii musharixiinta oo ku bahoobay dalada the National partnership for change ay isla ogolaadeen in ay iyagu isu codeeyaan ninkii ugu cod bataana ay u ogolaadaan in uu u tartamo jagada madaxtinimada dalka Soomaaliya iyada oo ugu danbeyntii uu codkii ugu badnaa uu helay Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil. Musharixiinta tanaasulay ayaa waxa ay kala yihiin: Gen. Maxamed Nuur Galaal Maxamad Maxamuud Guuleed. Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa. Abdulqaadir Xaashi Cali (fish) Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf) Hussein Khaliif Jaamac Yaasiin Ibraahim Ciise Prof Ahmed Muumin Warfaa Yaasiin Maahi Malim Mohamed Amiin Abdullahi Aasha Ahmed Abdalla. Mohamed Abdi rahmaan Nadiif. Iyo Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle. Musharixiintii maanta tanaasulay ayaa waxa ay dhamaan madasha ka sheegeen in ay bilaabeen wada aan horay loogu arag Soomaaliya gudeheeda in ay ka dhacdo oo ah in rag iyagu musharixiin ahaa intey kulmaan ay isku raaceen in ay isu tanaasulaan. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil ayaa markii lagu dhwaaqqay in isagu doorashada madaxtinimoda dalka Soomaaliya uu uga qeyb gelayo the national partnership for change ayaa waxa uu sheegay in uu wax badan kabedelayo hadii uu ku guulyesto kurisiga uu u tartamayo ee saaxiibadii ay maanta uga tanaasuleen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Siyaasi Posted September 4, 2012 Good progress, Now A.Wali should speak to Xaaji Yaasiin and get these 14 Busaaradlayaal in the bag. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted September 4, 2012 sh.Yaasiin seems nice and compatant Quote Share this post Link to post Share on other sites
Timur Posted September 4, 2012 These are 60+ year old people who languished in Nairobi until they decided to lose as one unit instead of individually lol. If ten people with zero dollars put their money in a bag, does it equal ten dollars or zero dollars? That's the idiocy of this pointless "bloc" that the article mentions. None of them were going to get a single vote, so it won't change. But I encourage these candidates anyway, it's a free $10,000 fee towards the Somali government. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mintid Farayar Posted September 4, 2012 Timur;864389 wrote: These are 60+ year old people who languished in Nairobi until they decided to lose as one unit instead of individually lol. If ten people with zero dollars put their money in a bag, does it equal ten dollars or zero dollars? That's the idiocy of this pointless "bloc" that the article mentions. None of them were going to get a single vote, so it won't change. But I encourage these candidates anyway, it's a free $10,000 fee towards the Somali government. LOL@ten people with zero dollars..... Classic Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted September 4, 2012 Only two of them are MP's... Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaraadMon Posted September 4, 2012 Timur;864389 wrote: These are 60+ year old people who languished in Nairobi until they decided to lose as one unit instead of individually lol. If ten people with zero dollars put their money in a bag, does it equal ten dollars or zero dollars? That's the idiocy of this pointless "bloc" that the article mentions. None of them were going to get a single vote, so it won't change. But I encourage these candidates anyway, it's a free $10,000 fee towards the Somali government. Quote Share this post Link to post Share on other sites