Sign in to follow this  
Dr_Osman

Time To Green Up Puntland. AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Wadooyinka magaalada Garoowe oo la dhireeyay [Waraysi+Maqal]

Labadii isbuuc ee lasoo dhaafay magalada Garoowe xarunta Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed waxa ka socday olale lagu dhiraynayo wadooyinka magalada,waxaana ka mid ah goobaha ay sida aadka ah lo dhireeyay hareera laamiga wayn ee dhex mara magalada.

 

Howsha lagu dhiraynayo magalada Garoowe waxaa iska kaashaday Wasaarada Deegaanka Puntland iyo waliba Shirkada isbuunyadda ee Tabaarag oo gacanta ku haysa abuurista dhirta iyo qurxinta hareeraha laamiga.

 

Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magalada Garoowe ayaa si aad ah usoo dhaweeyay howshaasi ,waxayna ku tilmaameen hor ballaaran oo kusoo kordhay bulshada dhexdeeda,kaliya kuma eka dhiraynta magalada Garowe waxay sidoo kale ka socotaa magaalooyinka Puntland.

 

Dhinaca kale Magalada Garoowe waxay lee dahay xarun wayn oo lagu kaydiyo dhirta ,taasoo qayb wayn ka qaadatay sidii dib loogu soo celin lahaa qurxinta magalooyinka Puntland.waxaana wali qorsha loo hellin sidii loo joojin lahaa isticmaalka dhuxusha oo saamayn xoogan ku leh deegaanka iyo waliba dhirta.

 

Cabdicasiis Ismaaciil Garaad waxa uu ka mid ah saraakiisha sida wayn wasaarada deegaanka ula shaqeeya dhiraynta iyo qurxinta ,wuxuna warbaahinta Dunidaonline xafiiskeeda magalada Garoowe uga waramay qaabka ay dhirta loogu abuurayo magalada Garoowe iyo deegaano ka baxdan Gobalka Nugaal.

 

Dhegayso Waraysi aanu la yeelanay Cabdicasiis Ismaaciil Garaad

http://dunidaonline.com/index.php?id=7488

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this