General Duke Posted September 4, 2012 Musharixiinta goobta ka sheegay in ay tanaasulayn *waxa ay kala yihiin:- * 1- Abdulqaadir Xaashi Cali (fish) * 2- Aasha Ahmed Abdalla.. * 3- Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle. * 4- Gen. Maxamed Nuur Galaal * 5-Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf) * 6-Hussein Khaliif Jaamac * 7- Mohamed Abdi rahmaan Nadiif. * 8- Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa. * 9- Maxamad Maxamuud Guuleed * 10-Mohamed Amiin Abdullahi * 11- Prof Ahmed Muumin Warfaa * 12- Yaasiin Ibraahim Ciise * 13- Yaasiin Maahi Malim * Go’aanka ay gaareyn musharrixiintan ayaa ku soo aadayaa iyadoo shaley guddiga doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya ay araajidooda ka qabteyn 22-musharrax oo doonaya in ay ka qeybgalaan doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya oo dhaceysa 10-ka bishan September. * Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 4, 2012 Awalba falaad ayay ka ahayd, markii la dhahay $10,000 keena ayay boodeen!! yaa dhiibi karo lacag bilaash ah adigoo og in lagaa badinaayo,. Wali waxaa harsan kuwo badan oo maalmaha soo socda ayagana ka bixi doono tartanka Madaxtinimada, sida Abwaan's Musharax Mr. Looyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 4, 2012 Shinbir Majabe;864187 wrote: Awalba falaad ayay ka ahayd, markii la dhahay $10,000 keena ayay boodeen!! yaa dhiibi karo lacag bilaash ah adigoo og in lagaa badinaayo,. Wali waxaa harsan kuwo badan oo maalmaha soo socda ayagana ka bixi doono tartanka Madaxtinimada, sida Abwaan's Musharax Mr. Looyaan. Shimbir Majabe magacyo badne anigoo dhinac kaaga raacsan inay badankood falaad yihiin, haddana qilaawo miyaad ku aragtay inuu Loyaan ka tanaasuli rabo? By the way Sharif Axmed xitaa $10,000 wuu ka cabaaday anigase waxaanba dhihi lahaa $30,000 in laga dhigo ayay ahayd. Warning to Shimbir, haddii aad musharraxayga iska dhaafi weysid waan ku qarxinaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 4, 2012 ^^ Abwaan hubka dhig, is qarxis Shabaabka ayaan ku ogeyn.. - Haddii sxbkaa Looyaan uusan ahayn nin dawakhsan lacagtaas $10,000 ma dhiibeyn, sababtoo ah way iska caddahay inuusan xitaa wareegga 1-aad ka gudbeen.. mise odayga lacago fara badan ayuu la yimid miiska marki aa leedahay hala kordhiyo.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted September 4, 2012 Shimbir sheekada ha beddelin waa is qarxinaa, (acuudu billaahi, Ilaahoow waxaas hanna barin) ma dhihin ee waa la is caarifaa baan ku dhahay. Midda kale adiga haddii $10, 000 kuu goysey oo aadan is sharrixi karin inaad nin beel ahaan ugu nacamlayso ma ahane intaad magacyo badan soo qaadatid maxaa Looyaan shaqo uga dhigatay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted September 4, 2012 ^^ waan kula fahmay, ee haddii fara la iga haayo aan is deyno markaas waan kaaga leexday Musharaxaaga Mr. Looyaan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted September 4, 2012 They are going to vote for Musharax Haaji Mohamed Yasin good choice walahi.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted September 4, 2012 What hell Eedo Aisha Abdalle was doing there in the first place? Quote Share this post Link to post Share on other sites