Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Television Under Construction In The West Wing Suburb Of Garowe. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Dhismaha Idaacada Dowladda oo meel fiican maraya

 

2 Sep 2, 2012 - 1:58:44 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Dhismaha Idaacada iyo Telefishinka Puntland ayaa si habsami ah shaqadu uga socotaa ,waxana masuuliyiintu warfaafintu sheegeen in dhowaan la dhamaystiri doono islamarkaasina markii ugu horeysey Puntland laga hirgelindoono warbaahin u gaar ah dowladda.

 

Wasaarada Caafimaadka Puntland xarunteeda Garowe ayaa dhinaceeda Bari laga wadaa dhismahan oo haatan la taagayo Anteenadii Idaacadda.

 

Idaacadan ku hadli doont afka Dowladda Puntland ayaa mowjadaha gaagaaban la dhagyesanayaa Short Wave halka FM ahaan Somalia looga wada maqli doono.

 

Ilaa 60Mtr ayaa kor loo qaadayaa Anteenada Idaacadda waxana saraakiisha dhismaha gacanta ku haysa u xaqiijiyeen Garowe Online inay tahay mid tayadeedu sareyso oo ka duwan guud ahaan dalka Anteenooyinka laga isticmaalayo.

 

Hirgelinta warbaahinta Puntland ayaa dowladda waxa ka taagereysa dowladda Tayaaniga oo qalabka ku deeqdey,waxana dhamaan laga dhur sugayaa xiliga ay hawada gelidoonaan.

 

Duleedka Waqooyi ee magaalada Garowe ayaa laga wadaa dhismayaal badan sida wasaarada Cadaalada iyo xarunta madaxtoyada Cusub iyadoona la dhagax dhigi doono xarumo kale waxana ay noqon doonta Xaafada Dowladda (City of Government).

 

IMG_4728.JPG

IMG_4732.JPG

IMG_4734.JPG

IMG_4738.JPG

IMG_4740.JPG

IMG_4741.JPG

IMG_4745.JPG

IMG_4755.JPG

IMG_4815.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this