Haatu Posted August 31, 2012 Waxaa 28-kii Agoosto 2012 waxaa Gudoomiyaha Cusub ee Baaralamaanka ee Sooomaaliya loo doortay Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo ah Siyaasi Muddo ku soo dhex jirey Siyaasada Soomaaliya islamarkana ka mid ahaa Khubaradii loo Xilsaarey Dasuurkii la Ansaxiyey. Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari waxa uu labaatankii sanno uu degenaa Dalka Norway oo ah Dowlad Dano fara badan ka leh Soomaaliya islamarkaana Kharashkii ugu balaarnaa ku bixisey Dastuurka KMG ee loo sameeyey Soomaaliya. Waxaa ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in Gudoomiyaha Cusub Waqtiyadii ugu dambeeyey uu ka shaqeynayey dalka Kenya, kana shaqeynayey Hayadaha Daneeya arrimaha Soomaaliya, waxaana la sheegey in Gudoomiyanimadiisa ay ka dambeyeen Xafiiska Siyaasada ee Soomaaliya oo uu Galaangal weyn ku lahaa Musharaxnimadiisa. Dawladda Norway ayaa si weyn ugu lug lahayd heshiiskii Dawladii hore ee KMG ahayd ay la gashay Kenya, kaas oo lagu damacsanaa in baaxad ballaaran oo dhul-badeedka Soomaaliya lagu wareejiyo Kenya. Heshiiskaas oo loogu yeeray Is-afgarad, inkasta oo baarlamaankii hore uu waxba kama jiraan ka dhigay, haddana Kenya ilaa hadda ay ku andacooto, muranna ku geliso dhul-badeedka Soomaaliyeed, ayadoo Is-afgaradkaas saldhig ka dhiganaysana waxaa Kenya heshiis shidaal sahamin ay shirkado kula gashay dhul-badeed si qayaxan gudaha ugu jira Dhulka Soomaaliyeed. Prof. Jawaari, markii la doortay waxa uu sheegay “Dalka Dastuur ayuu yeeshay, waa hubaal, hase yeeshee dastuurka ma dhamaystirna, si kumeel gaar ah ayaa waxaa u soo ansixiyey gole dastuur ansixineed. Baarlamaanka arrimaha ugu waaweyn ee xilalka sugaya waxaa weeye in ay dastuurka dib u eeegis ku sameeyo, oo aftina u diro, ilaa inta afti dadweyne lagu ansixinayo inta ka horeysa waxa uu u furan yahay baarlamaanku in ay wax ka bedelaan qodobadiisa, oo wax ku kordhiyaan ama ka dhimaan, taasi baarlamaanka ayey u furan tahay, dastuurka xaaladiisuna waa midaas…” Hadalkaasi prof. Jawaari waxa uu tijaabo (lakmustest) lagu ogaanayo u noqonayaa halka uu Jawaari u jiheeyo baarlamaanka cusub iyo in uu si degdeg ah dastuurka uga saaro qodobada ka hor imanaya diinta Islaamka iyo qodobka 7aad farqadihii lagaga soo siyaadiyey Kenya ee muranka gelin kara dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee hore xorta u ahaa. Waxaa kale oo xiriirka Norway iyo guddoonka baarlamaanka cusub tijaabo (lakmustest) lagu ogaanayo u noqonaya in ay baarlamaanka ku hoggaamiyaan sidii dastuurka loogu dari lahaa Sharciga No. 37 ee Dhul-Badeedka Wadanka (Somalia Territorial Sea) ee soo baxay 10–kii September 1972, kaas oo lagu cusboonaysiinayo baaxadda dhul-badeedka dalalka xeebaha leh loo ogol yahay oo ah 350nmi (648.2 km): 1972 – 2009: Dhulbadeedka Soomaaliya (Somalia Territorial Sea) waxa uu 200 mayl-badeed oo u dhiganta 370.4 km – (FIIRO GAAR AH: waa 200 nmi oo ah Somalia Territorial Sea, ee arrinta laga hadlayaa MA AHA “EEZ”. Faraq weyn ayaana u dhexeeya EEZ iyo Territorial Waters.) wixii ka dambeeyey 2009: Dhulbadeedka Soomaaliya (Somalia Territorial Sea) waxa 350nmi (648.2 km) Waxaa kale oo baarlamaanka cusub iyo guddoonkiisa tijaabo (lakmustest) lagu ogaanayo u noqonaya sida ay u wajahaan ka hor-tagga damaca Kenya ee ku aadan dhul-badeedka Soomaaliyeed ee ay sida bareerka ah u cabiratay, isla markaasna shirkadaha heshiisyada shidaal sahaminta ugula gashay. Dhul-badeedka gudaha ugu jira badda Soomaaliya ee Kenya qandaraasyada ku bixisay waxaa ka mid ah: Block L5 (Anadarko) Block L22 (Total) Block L21, L23, L24 (ENI – Talyaani) Block L26 (Statoil Norway) Block L13 (Zarara Oil) Khariidaddan hoose waxaa Kenya samaysay bishii May 2012 xilliggaas oo Soomaalidu ku mashquul sanayd waxa loogu yeeray Roadmap. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 31, 2012 Source: http://somalitalk.com/2012/08/31/jawaari-iyo-norway/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 31, 2012 I personally don't think he's a foreign agent as this article hints at, but nevertheless this is fresh and interesting angle from which to view the election of the professor. Only time will tell but us nationalists have been excited by some of the stuff he's been saying lately, specifically this: “Dalka Dastuur ayuu yeeshay, waa hubaal, hase yeeshee dastuurka ma dhamaystirna, si kumeel gaar ah ayaa waxaa u soo ansixiyey gole dastuur ansixineed. Baarlamaanka arrimaha ugu waaweyn ee xilalka sugaya waxaa weeye in ay dastuurka dib u eeegis ku sameeyo, oo aftina u diro, ilaa inta afti dadweyne lagu ansixinayo inta ka horeysa waxa uu u furan yahay baarlamaanku in ay wax ka bedelaan qodobadiisa, oo wax ku kordhiyaan ama ka dhimaan, taasi baarlamaanka ayey u furan tahay, dastuurka xaaladiisuna waa midaas…” http://somalitalk.com/2012/08/29/prof-jawaar/ Only time will tell. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 31, 2012 ^^^ Somalitalk & their nonsense...Let's give the new speaker a chance. Also if Norway wants Oil why not just make a deal with Somalia instead of Kenya! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 31, 2012 Apophis, who wouldn't? The mawqif of the Ethiopians never change but the Norwegians are a different story altogether. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 31, 2012 GD, I agree with you they do tend to get a little carried away at times (e.g. this article), but let's be fair, they called it a litmus test so they are giving him a chance But the way, this site was the original whistle-blower on this issue so I trust them when it comes to these things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 31, 2012 It depends in whoever is writing the article. Some are sober, others downright ludicrous. It's not healthy to cast every Somali as a stooge, puppet and a sell out. It's not healthy and will only lead to our masses developing an inferiority complex. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted August 31, 2012 @ GD I have been saying this for Quite a while now somali have developed a clan based shield of mistrust anc cynosism, If a politician is not from ones subclan they spread rumors, and try everything in their power to discredit him/her , not because they disagree with his/her view point, but because he is from clan X and They are from clan Y. Wallahi its disgusting, and the result is younger generations of somali feeling that they have incompetant, dishonest leaders, and although that is sometimes teh case, when one puts up the shield at evey man/women who walsk through the door, one should not be surprised at the youth's disinterest in everything somali.....We really need to self censor more. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted September 1, 2012 ^ You spew gibberish like a fool. Before commenting upon this article and sweeping it under your over-generalized accusations, actually read the bloody thing and try to understand from what viewpoint they are looking from. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miyir Posted September 1, 2012 Nothing wrong vigilance and kudos to Somalitalk, Quote Share this post Link to post Share on other sites