oba hiloowlow Posted August 30, 2012 Wararka ka’imaanaya magaala Xeebeedka Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahanada Al-shabaab ay xalay faarujiyeen magaalada kadib markii lasheegan in ciidamada dowlada iyo kuwa Kenya ay magaalada kaga soo wajahanyihiin 3-jiho. Ciidamada doowlada Iyo kuwa Kenya ayaa lasheegay in aay hada ku suganyihiin meel magaalada kismaayo ujirta wax kayar 25km,sidookale waxaaa lasheegayaa in dhanka xeebtana ay kusoo dhowaadeen maraakiib dagaal oo lasheegay ineey qeyb kayihiin duulaanka Kismaayo. Dad kusugan gudaha magaalada ayaa warbaahinta usheegay in Ciidamadii Al-shabaab ee dhufeyska kasameystay afaafka hore ee magaalada ay xalay faarujiyeen kadib markii ay kabaqeen duqeynta diyaaradaha qumaatiga ukaca kuwaaasoo iyagana lasheegay ineey qeyb kayihiin dagaalka. AL-Shabaab waxaa hada so wajahaya guul darooyin is xigxiga,waxaana hadii magaalada Kismaayo laga qabsado ay kadhigantahay ineey lumiyeen magaalo aad muhiim ugu ah isla markaasna uu kasoo gali jiray daqliga ugu badan ee ay ku maalgaliyaan hoowlahooda qarbudaada iyo isqarxinta kusaabsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 30, 2012 http://www.midnimo.com/2012/08/30/al-shabaab-oo-faarujisay-kismaayo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 30, 2012 Mashallah, they are vacating it for Jubbaland-Azania State of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 30, 2012 Somalia wait a minute, are Azania and Jubbaland united now? Wow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted August 30, 2012 so they don't put up a fight. good for everybody Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 30, 2012 oba hiloowlow;862722 wrote: Somalia wait a minute, are Azania and Jubbaland united now? Wow They are united for their people and to better their future as one. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 30, 2012 Good Move Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 30, 2012 That is it. Once Kismaayo is liberated, Al-Shabaab is history Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 30, 2012 Apophis;862729 wrote: It's great news but we shouldn't celebrate until the snake is decapitated. Waa runtaa, maalinta Godane Niqaabi iyo xulufadiisa gacanta lagu dhigo maalintaas ayey Soomaaliya mashxaradi kartaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted August 30, 2012 The hunt should start for Al Shabaab's leaders now. They should be brought to justice for their barbaric actions during the great famine last year when they blocked aid agencies from helping the dying people. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted August 30, 2012 Kismaayo is still fully under shabaab. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaraadMon Posted August 30, 2012 Merca was taken recently wasn't it? 2012: End of the world? Or perhaps just the rebirth of Somalia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 31, 2012 AS days are numbered! - Where is Maaddeey btw? Quote Share this post Link to post Share on other sites
puntnomads Posted August 31, 2012 "Kismaayo is still fully under shabaab. " who exactly is in control of kismaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites