walaalkis Posted August 28, 2012 Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay, in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiye Baarlamaan, isagoo u hambalyeeya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka. Shariif Xasan oo u ololeynayay in doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka inuu ku soo baxo Dr. Cali Khaliif Galeyr, si uu ugu tartamo doorashada Madaxweynaha, oo uu mushurax yahay, ayaa hamigiisa meesha ka baxay, maadaama ninka loo doortay Gudoomiye Baarlamaan ay isku beel ka soo wada jeedaan. Isagoo hadalkiisa ka muuqatay niyad la'aan ayuu sheegay in markii hore loo doori jiray Beelaha **** xilak Afhayeenka Baarlamaanka, haatana loo dooray sida uu yiri. Waxaa uu hamigiisa ahaa in la soo hormariyo doorashada Madaxweynaha, isku dayo badan uu ku damacsanaa ay daaqada ka baxeen, hase ahaatee waxaa uu sheegay in laga diiday dalabkaas, balse aanay haatan wax mushkilo ah laheyn. "Anaga hadaan **** nahay, awal waa naloo doori jiray Gudoomiye Baarlamaan, hadana waa naloo dooray, marka wax dhibaato ay leedahay ma lahan aad iyo aad u faraxsanahay"ayuu yiri Shariif Xasan oo la hadlay BBC-da markii ay dhamaatay doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka. Mar la weydiiyay su'aal aheyd inay dhaawaceyso rajadiisa musharaxnimo ee doorashada Madaxweynaha, maadaama nin ay isku heyb yihiin loo doortay Gudoomiye Baarlamaan, qaabka awood qeybsiga aanu dhigeyn in labo nin oo isku beel ah labo jago kala qaban karin ayuu xusay in aanay wax mushkilo ah laheyn. "Mushkilo ma lahan aniga markii hore gudoomiye uma tartameynin, hadii marka hore Madaxweynaha la soo hormariyo waa la diiday, marka awal sidaas ayay aheyd sida bahasha u dhigneyd, hadana wax mushkilad ah ma alahan, waxaan u mahad u celinayaa in dadka gartay in nin kale la tartamo waa u hambalyeynayaa"ayuu yiri Shariif Xasan oo intaa ku daray inuu ka fikiri doono musharaxnimadiisa Madaxweynaha oo hamigiisa daaqa ka baxday. Dadka odorasa siyaasada ayaa sheegaya in Shariif Xasan oo muddo sideed sano ka mid ahaa siyaasiyiintii galaan-galka badan ku laheyd Baarlamaanka, in tani ay tahay guuldaradiisa u horeysay, taasoo meesha ka saareysa rajooyinkiisa siyaasadeed ee uu in muddo ah sidii sil-silad oo kale isugu soo xirayay. the guy feels he was discriminated or something. Walee umaddaan they always find excuse for their failure . This was fair election. Voting instead of using guns Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 28, 2012 bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 28, 2012 oba hiloowlow;862072 wrote: bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin He gets out with million dollars. He should be thankful that somalia doesn't have legit goverment. He would have been brought out to justice him and his friends, sharif and Gas. Where the million dollars for the poor ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 28, 2012 ha iska ooyo sakiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 28, 2012 oba hiloowlow;862072 wrote: bacaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaac@sakiin I would rather see Fingerless as a president than see this corrupted, crook, who even wanted to hold presidential election before parliament speaker....What a fool.....I now cannot wait to see, Abdiweli and Sharif Ahmed follow their friend. Dr. Bashir Loyan for Somali president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 28, 2012 ^^ Adeer shariif is coming back for sure Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 28, 2012 oba hiloowlow;862085 wrote: ^^ Adeer shariif is coming back for sure You don't understand, he thinks a person from gobolada dhexe is more likely to be appointed pm if a person from Gedo is president, he's very sneaky and hypocritical in his views, you have to look at the undertones of his writing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 28, 2012 I got reliable sources from Kaaraan saying Shariif will win. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 28, 2012 Somalia i know abwaans hidden agenda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 28, 2012 :DKaaraan.....times...let us wait for Beyra times and what it says:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 28, 2012 Somalia;862087 wrote: You don't understand, he thinks a person from gobolada dhexe is more likely to be appointed pm if a person from Gedo is president, he's very sneaky and hypocritical in his views, you have to look at the undertones of his writing. As if the people from Central regions are not Somali and do not deserve to hold a seat. FYI, Baadiyow will be the PM cause he is from Ceel-Dheer which is in the central regions. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 28, 2012 Loooooool, they do, but I am glad you don't deny it! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 28, 2012 Somalia, let me correct you Dr. Bashir is from Mogadishu but his great grandfathers are from Gedo not Galgudud. Quote Share this post Link to post Share on other sites