Somalia Posted August 28, 2012 Waxaa soo gaaray war degdeg ah Puntlandi taasoo ah in dowladda Puntland ay u hambalyeeysay Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaliya Prof. Maxamed Shikh Cusmaan Jawaari, waxayna Ilaahay uga barisay in xilkaan uga dhigo mid fudud. Waxay kaloo dowladda Puntland u hambalyeesay xildhibaanada kale ee soomaliyeed ee sida dimoqraadiyada leh ugu codeeyay maanta guddoonka barlamaanka. Madaxweynaha Puntland Mudane Faroole oo hadda ku sugan Magaalada Adis Ababa baa u hambalyeeyay xildhibaanada soomaliyeed sida wanaagsan ay maanta iyaga oo waddankooda jooga ay u qayb qaateen doorashada dimoqraadiga ah ee guddoonka barlamaanka wuxuuna si gaar ah ugu hambalyeeyay guddoomiya barlamaanka fedaralka soomaliyeed mudane Prof. Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari inuu Ilaahay u fududeeyo shaqadaan uu umadda soomaliyeed xilkeeda qaaday. Sidoo kale dhamaan shacabka soomaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland waxay hambalyo u dirayaan Guddomiyaha BFS Prof. Jawaari xilka maanta loo doortay waxayna Ilaahay uga baryayaan inuu u fududeeyo xilkaas adag Puntlandi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 28, 2012 Posted by pi English on August 28th, 2012 Puntland government on Tuesday congratulated the winner of Somalia’s Parliament election Prof Jawari, Puntlandi learns. Puntland Government wishes the new speaker to undertake his duties and bring to gather and create strong parliament members. “Puntland respects the choice of the Somali parliamentarians and accepts the outcome of election” Puntland Government said in its message. Prof Jawari, a Somali technocrat had already been anticipated he could lead the new parliament which their majorities are educated people. President of Puntland Dr. Abdirahman Farole , who at present in Addis Ababa sent his congratulation remarks to Somali people as well as the winner Prof Jawari. Meanwhile Puntland people across the world congratulated Prof Jawari for his crucial win on Parliament election. Puntlandi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 28, 2012 I hope he stays consistent in the presidential elections. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 28, 2012 Get in line Mr. President. You can not stop the wishes of your constituents. Quote Share this post Link to post Share on other sites