Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2012 I don't see any 'guul' iyo wax la mid ah in this. Bililiqo iyo isbaarooyin ayaa bilaabaneyso. Unless these undisciplined ragtag militia ciidamo dowlad iska dhigo aan si qumaato ah loo maamulin, kuwii waxa dhacana aan la ciqaabin oo awood dhab laga qaban meel la qabsado waxba masoo kordhineyso. Just ask the residents of Balcad, Ceelasha Biyaha iyo Afgooye, the last three towns laga qabsaday Barbaarta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 27, 2012 Waa illaahay mahadii mar hadii Marka Cadeey laga saaray. Gabalkoodii wuxuu dhici doonaa maalinta Kismaayo laga haajiryo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 28, 2012 Waa cajaaib in guul waaye la yiraahdo in magaalo nabdoon oo bashbash iyo barwaaqo ku nool oo gashay gacan cadaw (gaalo iyp Moryaan) aan u naxayn dad iyo duunyo. Afgooye, Balcad iyo Beledweyne waxa ka dhaca waad maqashaan, markaas in shacabka Marko saasoo kale ku dhacdo waad ku faraxsatihiin!. Dembiga kuwa dhibaatada geysta oo kale dhabarka u rita!. MMA markaan runtuu iska sheegay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BoldNewSomali Posted August 28, 2012 Apophis;861405 wrote: You give them too much credit sxb. They are not lead by 21st century Rommel with a beard. They are a bunch of Macaalin dugsis who benefited from the wide support and trust of the Somali people (hence their early successes). They've lost that now and there is no strategy which can bring it back. Amisom maybe overstretched but they have the ability to replace their losses much more quickly than Shabab. Shabab also lacks mobile armour and Amisom has and they (Shabab) can't defeat it (you need anti-tank weapons to defeat the T72s, not RPGs). I see the hardcore Shabab elements turning into hit and run insurgency but I doubt rural Somalis would be willing to support them. I see some kind of deal happening with a very much thinned Shabab outfit. Apophis said it all. Abdi the days of the beardos are numbered and they aren't capable of the master plans you attribute to them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 MMA have you no shame at all? How can you say these honourable women defending the nation are Moooryaan?? Im really DISSAPOINTED with you.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 Eryaaa Eryaaa Eryaaa....... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 Eedo is smiling now... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 Mashallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 Marko Cadeey Looking Good Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 29, 2012 Barbaarta Abaanduulahooda dhamaa ee ka caraareen tabarta uu maadeey sheegayohaayo waa tee? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 29, 2012 Lol:D Oba oo Marka ku baashaalaya iyo Maaddeey oo la baafinayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 29, 2012 They only entered the town yesterday with a lot of caution, maxaa horay loogu geli waayey oo Ceel Jaalle loogu hakaday?. Magaalada ninkii yaqaanaa yaqaane, jidka xeebta oo Xamar soo aado wixii ka dhici doona soo ogaada!. Quote Share this post Link to post Share on other sites