Sign in to follow this  
Mooge

Jawaari the favorite to win the Speaker

Recommended Posts

Shariif sakiin ninkaas waa in xabsi la geliyaa habaar qabe.

 

Mooge do you think doorashadda guddomiyaha iney beri dhici doonto? What is the Nairobi fadhi ku dirir saying?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;861316 wrote:
lool@confusion. Taleexi is really confused. Taleexi who do you support ninyoow and aren't you and galeyr from the same clan?

Taleexi and I from the same clan.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oba, all thing point it will happen tomorrow. the EU official who just visited delivered that message hard to all of them. shariif xasan is creating chaos as we speak because he think in loo qayilay. he is having meeting after meeting with his supporters and they are coming up with new strategy of what to do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Maamulka Puntland oo Taageeradooda u Weeciyey Juurile Kadib Dhanka Xasan Abshir

August 27, 2012 // Warar Somaali

 

Waxaa maalinimada berito ah 28-08-12 loo balansan yahay in magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo kuxigeenadiisa dowlada cusub afarta sano ee soo socota.

 

Wararka xiisaha leh ee doorashadan gudoonka baarlamaanka uga gedisan tahay kuwii hore ayaa waxaa kamida in siyaasiyiin ruug cadaa ah oo kasoo jeeda gobolada Puntland ay holinayaan inay ku soo baxaan tartan adag oo loo geli doono gudoomiyaha golaha shacabka.

 

Inkastoo Xildhibaan Prof. C/risaaq Juurile oo maalinimadii shalay 26-8-12 ka hor-sheegay aqalka baarlamaanka inuu ka tanaasulay tartamida gudoonka baarlamaanka, balse waxaa wali ku sii haray 3 siyaasi oo kasoo jeeda beelaha *******.

 

1-Prof. Cali Khaliif galayr

 

2-Xildhibaan Xasan Abshir Faarax

 

3-C/rashiid Xidig

 

Siyaasiga Cali Khaliif Galayr isagu wax xiriir ah lama laha maamulka Puntland, wuxuuna si weyn u dhaliilaa siyaasada maamulka uu hormuudka ka yahay Dr. C/raxmaan Faroole.

 

Xildhibaan Xasan Abshir Faarax oo ah siyaasi xilal kala duwan dalka kasoo qabtay ayaa wuxuu noqday qofkii ugu dambeeyey ee isku sharaxa gudoonka baarlamaanka, wuxuu haatan si weyn isugu halaynayaa hiilka iyo tageerada maamulka Puntland oo ka samray inay Prof. Juurile kusii qanciyaan inuusan ka tanaasulin musharaxnimadiisa.

 

Xildhibaan Xasan Abshir oo shalay warbaahinta la hadlay ayaa kalsooni weyn ka muujiyey inuu jagadan ku guuleysanayo, ” Aniga waa la ia yaqaan waxaan gudo iyo waxaan galo, ninkii caasimada Muqdisho quruxdeeda ka shaqeeyey baan ahaa, xarumo badan ka dhisay, marka Soomaali hadaysan is yeel-yeeleyn way i yaqaanaan inaan ahay qof ku haboon xilka afhayeenka baarlamaanka Somalia, kalsooni weyna waan ku qabaa in la ii dooran doono” ayuu yiri.

 

Sidoo kale Xasan Abshir oo shalay ka hor hadlayey baarlamaanka cusub ayaa ku sheegay sababta uu gudoomiye baarlamaan isugu sharaxay ay tahay kadib markii rag ka tirsa beeshiisa ay xilkaas isu soo taageen ”“Mudanayaal iyo marwooyin markii hore waxaan idiin sheegay inaan ahay musharax madaxweyne ummada Soomaaliyeed, laakiin markaan arkay in rag beeshayda ahi ay u tartamayaan jagada madaxweynaha waxaan aniguna goostay inaan isu sharaxo jagada afhayeenka baarlamaanka.”

 

Hadaba maamulka Puntland ayaa haatan olole aan soo shaac bixin oo qarsoodi ah ku taageeraya Xasan Abshir waxaana ay Puntland u xilsaartay ololahiisa rag qaarkood xildhibaano noqday oo kamid ah xukuumada Dr. Faroole oo Muqdisho ku sugan.

 

Sababta maamulka Puntland taageeradooda ugu weeciyeen dhanka musharax Xasan Abshir ayaa timid kadib markii Prof. Juurile uu ka cudur daartay, u tartamida gudoomiyaha Baarlamaanka kolkaas oo doorka Xasan Abshir uu micne yeeshay.

 

Qorshaha maamulka Puntland ayaa ah in gudoonka Baarlamaanka uusan marnaba kusoo bixin siyaasiyiin cadow ku ah ama xiliftan kala dhexeeyo maamulka Puntland, sidaa daraadeed Puntland waxay u aragtaa in Shariif Xasan gudoomihii hore ee baarlamaanka lagu taageero hamigiisa ah qabashada xilka madaxtinimada Somalia.

 

Laakiin maamulka Puntland marnaba ma doonayo in Sheekh Shariif mar kale ku soo noqdo Villa Somalia, taas oo ay Puntand dedaal ugu jirto sidii ololaha Sheekh Shariif uusan u guuleysan.

 

Saadaal la sameeyey cida kusoo bixi doonta gudoomiyaha baarlamaanka Somalia ayaa sheegeysa in Xasan Abshir yahay qofka 3-aad ee codadka xildhibaanada heli kara iyadoo kaalinta koowaad aysan cidina ku heysa Prof, Jawaari oo kasoo jeeda gobolada Baay iyo Bakool, halka kaalinta labaad uu ciriirsanayo Prof. Cali Khaliif Galeydh.

 

Maalinimadii shalayna xildhibaanada waxay bixiyeen kharashka doorashada lagu diiwaan gelinayo oo qofkiiba laga qaaday laba kun oo dollar.

 

Isku soo duuboo maalinimada berito ah eyey kala cadaan doontaa cida kusoo baxda afhayeenka baarlamaanka Somalia, balse hadii uu kusoo baxo siyaasi beelaha ******* ka tirsan wuxuu galaafan doonaa Musharxiinta ugu cad cad ee iyaguna kasoo jeeda beesha ******* kuwaas oo kala ah 1- Dr. C/wali Gaas 2-Al-xaaji Maxamed Yaasiin 3-Maxamed C/laahi Farmaajo oo dhamaantood rucle ugu jira in mar un madaxweyne la dhaho.

 

Puntland News-24

 

Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;861505 wrote:
oba, all thing point it will happen tomorrow. the EU official who just visited delivered that message hard to all of them. shariif xasan is creating chaos as we speak because he think in loo qayilay. he is having meeting after meeting with his supporters and they are coming up with new strategy of what to do.

Bal warka na sii. Shariif Xasan yaa u qayilay? Islaantu maxay soo kordhisey? Mooge warka halla kala harin si kastaba ha u qaraaraadee.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Samafal;861527 wrote:

Maamulka Puntland oo Taageeradooda u Weeciyey Juurile Kadib Dhanka Xasan Abshir

 

Qorshaha maamulka Puntland ayaa ah in gudoonka Baarlamaanka uusan marnaba kusoo bixin siyaasiyiin cadow ku ah ama xiliftan kala dhexeeyo maamulka Puntland, sidaa daraadeed Puntland waxay u aragtaa in Shariif Xasan gudoomihii hore ee baarlamaanka lagu taageero hamigiisa ah qabashada xilka madaxtinimada Somalia.

 

...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Abwaan;861561 wrote:
Bal warka na sii. Shariif Xasan yaa u qayilay? Islaantu maxay soo kordhisey? Mooge warka halla kala harin si kastaba ha u qaraaraadee.
:D

abwaan there was maneuver by Sheik shariif last night that alarmed shariif xasan. Jawaari is being guarded now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abwaan;861502 wrote:
Taleexi and I from the same clan.
:D

:D :D

 

 

Waan ogaa in Abwaan iyo Taleexi ee isku beel yihiin. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this