Dr_Osman Posted August 25, 2012 GAROOWE : Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo xariga ka jarey Hoteel qurux-badan (Sawiro) August 24, 2012 11:58 am GMT - Written by Editor - Edited by Editor Garoowe:-Guddoomiyaha gobolka Nugaal iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ayaa xariga ka jarey Hoteel qurux badan oo lagu magacaabo Aaran, kaas oo magaalada bilic iyo horumar ku soo kordhiyay. Cabdi Xirsi Cali Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo si rasmi ah u furey Hoteelka Aaran ayaa waxa uu sheegey in aad iyo aad ugu faraxsan yahay Hoteelkan islamarkaasna uu u hambalyeynayo Mulkiilaha Hoteelka, waxa uu sheegey in loo baahan yahay sida uu u qurux-badan yahay Hoteelka in lagu joogteeyo oo aan waxba iska badalin sida uu yahay iminka. Waxa uu sheegey in ay lagama maarmaan tahay in Hoteelka ammaankiisa uu ahaado mid sugan oo islamarkaasna nadaafada iyo quruxda ka muuqata ay ahaato mid joogto noqota. Daahir Maxamuud Xassan (Khayrdoon) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ayaa waxa uu sheegey in ay aad u soo dhawenanayaan Hoteelka Aaran ayna ku faraxan yihiin, waxa uu sheegey in Hoteelkan uusan ka faa’iideysaneyn oo kaliya Mulkiilaha balse ay dad badan ay ka faa’iideysan doonaan oo uu Hoteelku Shaqaale qaadanayo kuwaas oo dadkooda wax ka tari doona, waxa uu sheegey in ganacsigu uu yahay wax laga wada faa’iideysto oo cidda kaliya ee leh aysan ka faa’iideysan. Agaasimuhu, waxa uu sheegey in ay lagama maarmaan tahay in nadaafadiisa iyo quruxda ka muuqato laga dhigo mid la ilaasho oo mar kasta sida laga horumariyo si uu mar kasta uu ahaado mid ay dadku uu xiisaan sida iminkaba ka muuqata. Mulkiilaha Hoteel Aaran Mr. Maxamed Cabdikariim ayaa waxa uu sheegey in Hoteelkan uu yahay mid casri ah oo dhaqaale badan ku baxey islamarkaasna uu doonayo in uu qanciyo Macaamiishiisa dhan kasta oo uu dhammaan baahiyaha Macmiilka oo dhan ka fakarey si uu ugu qanciyo adeega Hoteelka. Waxa uu sheegey in Hoteelku uu ka kooban yahay 12 qol oo Jiif ah, 2 qol oo adeeg ah, Kafateeriyo, Farmasi, waxa uu sheegey in qol kastaba uu leeyahay Tv, Internet iyo Taleefoon, waxa uu sheegey in dhammaan adeegyada uu u baahan yahay Macmiilku uu helayo isaga oo jooga Sariirtiisa oo uu Taleefon kaliya soo dirayo. Waxa uu sheegey in Hoteelka ammaankiisa uu yahay mid si weyn loo adkeeyay oo la shaqaaleeyay dad ka shaqeeya sugida amniga oo uu rajeynayo Insha’allaah in aysan wax dhib ah ka dhicin. Si kastaba, Hoteelka Aaran ayaa waxa uu ku yaal dhanka Koonfureed ee magaalada, waxaana uu saaran yahay Wadada Guureeye, waxaana uu dhanka Koonfureed kaga dhagan yahay Hoteelka Roorshe. Puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 25, 2012 welcom to garowe puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 25, 2012 This looks like dormitory. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 25, 2012 I must agree it looks like a villa & a pic of the childrens room. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted August 25, 2012 Looks like hospital and the toilet is an accident waiting to happen, otherwise KUDO's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sulleiman The Great Posted August 25, 2012 I like somali architecture it has a little bit of old and a little bit of new. I wouldn't call this a hotel, but perhaps a luxury villa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted August 25, 2012 that norwegian prison on the other thread has a better bathroom and design. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted August 25, 2012 lol..You guys are picky walahi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 25, 2012 Marble on bathroom floor????? My God, wonder how many hips will be broken. Hazardous engineering. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted August 25, 2012 Not marble but tile Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 25, 2012 holiday inn..cool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Homunculus Posted August 25, 2012 Somali architecture is too busy, they need to simplify things. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted August 25, 2012 I like exterior of the building. You can never go wrong on white. However, the tile on the floor is absulately dangerous. They often do this in hargeisa as well. Every day, I hear people slipping and falling and breaking an arm or a leg. Surely they must have understood this by now, but since they are still persistant tells me they have not. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 25, 2012 RedSea;860704 wrote: I like exterior of the building. You can never go wrong on white. However, the tile on the floor is absulately dangerous. They often do this in hargeisa as well. Every day, I hear people slipping and falling and breaking an arm or a leg. Surely they must have understood this by now, but since they are still persistant tells me they have not. lot o people don't use that smooth one at homes,there is kind rough one you won't slip. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 25, 2012 Somalis and their 'hotels', if only I had money to spend, I'd invest in something meaningful. Quote Share this post Link to post Share on other sites