oba hiloowlow Posted August 26, 2012 well sxb these 3 members oo kala ah: 1. Engineer Abdullahi Ali Ahmed Jim'aale 2. Hassan Sheikh Mohamud Alasow 3. Saida Ali Raghe Mohamud guddiga farsamada ayaa dib uu celinaayo 24 7 bilaa sabab, so believe me they have their reasons to be upset, almiino one reason xitaa maxey uu keeni waayen guddigu? It's like their messing with them, say walahi other tribes wouldn't feel the same? Maanta Soomaaliya uma baahan dagaal sokeeye balse haddii la dhegaysan waayo tala soo jeedinta iyo hannaanka wanaagsan ee dhabaha iyo tubta Nabadda wixii lagu heshiiyeyna laga baxo waxaa iman in caawaaqtib xumo laga kulmo waxaana iman doonta in lays weydiiyo maalin aan maanta ahayn. sii fiican haloo dhuuxo hadalkaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 26, 2012 Sharif Ahmed is out of his depth... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 26, 2012 Somalia;861048 wrote: It should have been replaced with a donkey looooooooooooooooooooooooooooooooooool And you want to convice me waxay tahayba wax ma cabo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 26, 2012 Samafal;861054 wrote: Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu What are you on about sxb? Kuma fahansani, Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 26, 2012 General Duke;861055 wrote: Sharif Ahmed is out of his depth... This has nothing to do with Shariif Ahmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 26, 2012 Samafal;861054 wrote: Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu Xataa Anaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 Oba adiga marka aad gar qaadaysid waa inaad haysaa xogta iyo dooda ay kala wataan labada kooxood. Hada hal koox website qabiileed ay wax kusoo qoreen baad noo keentay ee noo keen dooda kooxda kale si aan dhagaysano ama adiguba aad igu qanacdo. Hadii kale sheekadu waa " ina akhii la tuscun wa tiscuun nacja wali nacjatun waaxida faqaala akfilnihaa wacazanii filkhitaab. Qaala laqad dhalamaka bisuaali nacjactika...". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 26, 2012 Abwaan;861056 wrote: And you want to convice me waxay tahayba wax ma cabo? Stop getting twitchy this is all fun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 Abwaan;861062 wrote: Xataa Anaa? sxb warka cadee oo sheeg ula jeedadaada. Meel aan kuu raace wax ii sheeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 26, 2012 Samafal;861063 wrote: Oba adiga marka aad gar qaadaysid waa inaad haysaa xogta iyo dooda ay kala wataan labada kooxood. Hada hal koox website qabiileed ay wax kusoo qoreen baad noo keentay ee noo keen dooda kooxda kale si aan dhagaysano ama adiguba aad igu qanacdo. Hadii kale sheekadu waa " ina akhii la tuscun wa tiscuun nacja wali nacjatun waaxida faqaala akfilnihaa wacazanii filkhitaab. Qaala laqad dhalamaka bisuaali nacjactika...". Thats the thing Guddiga Farsamadda is doing sneaky stuff waxaa laga rabo kaliya waa iney caddeeyaan sababta dib loogu celiyay 3daan ruux sida la ogyahay criteriada waa buuxiyeen, laakin meeshan cadaaladd maa laga filahaa Shariif sakiin oo dugsi dhexe xitaa kaso bixin ayaa liiska ku jiro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 ^Dabcan way uu sheegeen laakiin kumaysan qancin odoyaashu ragaana ana ma aqaan adiga ma ogi inta aad ka taqaanid. Aniguse waxaan maqlay dadkale oo qabiila kala ah oo ay celiyaan, odayaashii kuwa kale ayeey kubadaleen, marka waxaa is waydiin mudan Shariif iyo Odayaasha maxay ragaan ugu dhagan yihiin. Timir laf baa ku jirta. Qabiilkaas wayn sadex nin oo lagu soo celiyay waxay ku badalaan ma aynan waayin xataa kuwa isaga taaheersan buu keensan karaa. Anigu wax kalaa jira meesha bay iila egtahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 26, 2012 Samafal;861065 wrote: sxb warka cadee oo sheeg ula jeedadaada. Meel aan kuu raace wax ii sheeg. Samafal, dhagax tuuris iyo taabasho waa iskaga mid. Marka isma daalinayo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 26, 2012 Me on Tuesday: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 Abwaan, dagaal baad ku jirtaa bareertaadana ma cadaysan kartid, cuqdada iska saar nin yahoow, meeshaan waa la is karbaashaa lagumana kalo tagayo oo taftaa la is haysanayaa, lakiin waa inaad waxaad qofka tafta u haysatid sheegikarttaa. Anways, habeen wanaagsan. Quote Share this post Link to post Share on other sites