Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Guddiga Farsamada oo Fowdo wado

Recommended Posts

well sxb these 3 members oo kala ah:

 

1. Engineer Abdullahi Ali Ahmed Jim'aale

2. Hassan Sheikh Mohamud Alasow

3. Saida Ali Raghe Mohamud

 

guddiga farsamada ayaa dib uu celinaayo 24 7 bilaa sabab, so believe me they have their reasons to be upset, almiino one reason xitaa maxey uu keeni waayen guddigu? It's like their messing with them, say walahi other tribes wouldn't feel the same?

 

 

Maanta Soomaaliya uma baahan dagaal sokeeye balse haddii la dhegaysan waayo tala soo jeedinta iyo hannaanka wanaagsan ee dhabaha iyo tubta Nabadda wixii lagu heshiiyeyna laga baxo waxaa iman in caawaaqtib xumo laga kulmo waxaana iman doonta in lays weydiiyo maalin aan maanta ahayn.

sii fiican haloo dhuuxo hadalkaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;861048 wrote:
It should have been replaced with a donkey looooooooooooooooooooooooooooooooooool

And you want to convice me waxay tahayba wax ma cabo?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;861054 wrote:
Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu
:)

What are you on about sxb? Kuma fahansani,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;861054 wrote:
Haa waan ahay laakiin anigu cidna kuma oran hadii aan cidayda waxay rabto loo samayn, golaha shacabka ha laga baxo. ma na aaminsani in dhulka Somlida iyo xoolo dadka ka dhexeeya lakala leeyahay. Adiguse inta aad aarso leedahay yeeysan kula tagin bashu
:)

Xataa Anaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Oba adiga marka aad gar qaadaysid waa inaad haysaa xogta iyo dooda ay kala wataan labada kooxood. Hada hal koox website qabiileed ay wax kusoo qoreen baad noo keentay ee noo keen dooda kooxda kale si aan dhagaysano ama adiguba aad igu qanacdo. Hadii kale sheekadu waa " ina akhii la tuscun wa tiscuun nacja wali nacjatun waaxida faqaala akfilnihaa wacazanii filkhitaab. Qaala laqad dhalamaka bisuaali nacjactika...".

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;861063 wrote:
Oba adiga marka aad gar qaadaysid waa inaad haysaa xogta iyo dooda ay kala wataan labada kooxood. Hada hal koox website qabiileed ay wax kusoo qoreen baad noo keentay ee noo keen dooda kooxda kale si aan dhagaysano ama adiguba aad igu qanacdo. Hadii kale sheekadu waa " ina akhii la tuscun wa tiscuun nacja wali nacjatun waaxida faqaala akfilnihaa wacazanii filkhitaab. Qaala laqad dhalamaka bisuaali nacjactika...".

Thats the thing Guddiga Farsamadda is doing sneaky stuff waxaa laga rabo kaliya waa iney caddeeyaan sababta dib loogu celiyay 3daan ruux sida la ogyahay criteriada waa buuxiyeen, laakin meeshan cadaaladd maa laga filahaa Shariif sakiin oo dugsi dhexe xitaa kaso bixin ayaa liiska ku jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^Dabcan way uu sheegeen laakiin kumaysan qancin odoyaashu ragaana ana ma aqaan adiga ma ogi inta aad ka taqaanid. Aniguse waxaan maqlay dadkale oo qabiila kala ah oo ay celiyaan, odayaashii kuwa kale ayeey kubadaleen, marka waxaa is waydiin mudan Shariif iyo Odayaasha maxay ragaan ugu dhagan yihiin. Timir laf baa ku jirta. Qabiilkaas wayn sadex nin oo lagu soo celiyay waxay ku badalaan ma aynan waayin xataa kuwa isaga taaheersan buu keensan karaa. Anigu wax kalaa jira meesha bay iila egtahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Samafal;861065 wrote:
sxb warka cadee oo sheeg ula jeedadaada. Meel aan kuu raace wax ii sheeg.

Samafal, dhagax tuuris iyo taabasho waa iskaga mid. Marka isma daalinayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan, dagaal baad ku jirtaa bareertaadana ma cadaysan kartid, cuqdada iska saar nin yahoow, meeshaan waa la is karbaashaa lagumana kalo tagayo oo taftaa la is haysanayaa, lakiin waa inaad waxaad qofka tafta u haysatid sheegikarttaa. Anways, habeen wanaagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this