Bluelicious Posted August 25, 2012 Wiil Cusub;860526 wrote: To stay on negative mood bal tan eeg yaa badiyay raga iyo dumarka? WAA RAG (Faarax VS Xaliimo) Lol we are not in a negative mood there comes a time you get fed up with love songs and you wanna hear something else to balance things out. No doubt about it the women won your video is fun Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 25, 2012 Looool...Wiil Culus baa meesha wacdaro ka dhigay.....Ibti...markay hawshan arag tolow ma roof-kay ka dhex bixi...? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted August 25, 2012 Wiil Cusub;860509 wrote: Blessed this is art of kicking Halimo's who is better than Samatar and Goodby Jaaw Gacalayaa Magool ayaa dhaanta, markay Samatar ku daadisay. LOL (I do like his part of the song as well). Samater Lyrics by Maalmo.com Cishadu ilaahay cirka taagay udubli ciidana ka dhigay gogol wabiyada cartamayiyo cidhifyada bad kaga xidhay iyo buuraahaa culus cimrigeed aduunyadaa waxa jiraa col iyo nabadee caydhiyo nin xoola leh iyo laba is caashaqay caawana kamay tagin caynkaynu ku ogeyn adna calafka kuu qoran cuuna seegi maayee caashaqa ha baayicin Magool Cishaduu ilaahay caradeena joojee aadan ciida ka alkumay xaawana cadkiisiyo feedh calaanta laga dhigay cishadaa ma uuneyd caawana ma nooshahay caqliga sidaa hadalkuye carab dalab la sheegee ceeryaamo iyo boodh ciiro ha isku qarinine noloshayda caydh iyo cilmi guraan ku fadhiyin ku caar caari maaye caashaqa iska ilow Samter Xalaytabao caweskii canabay daruuruuhu cimidh bay ahaayeen caawana lagu ma oga wakhtigii ku ciiliyo cisigiyo wanaaguna way is daba caraabaan waxana kuu cadayn kara caamiyaha indhaha liyo ma ogtahay curyaankaba cago loo ma waayine caynkaa wax loo yidhi ku wa cararayee ladan inay ku cibro qataan caashaqa ha baayicin Magool Bada caarid maalmaha cawa daranta fiidkiyo caddadaa walaala cadcedii timaadaan dadka ruux cadibanoo waayhuu ku ciiriyo mid caruusa yaa jiroo caad iga ma saarnee ee cilmiyada ilaahay anigoon aan casiyin cabsi ha igu galine adigoon cuud dhaqan caashaqan ku taabtaan cudurdaar u yeelee ceeb kale miyaan dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted August 25, 2012 Daadis waxaa dhameeyey Axmed Mooge Liibaan. Listen his fake laugh here:D the song is called Cagta Saar Wadada: http://somali-music.com/audios/4086/cagta-saar-wadada-by-amina-fayr.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted August 25, 2012 Abwaan;860606 wrote: Looool...Wiil Culus baa meesha wacdaro ka dhigay.....Ibti...markay hawshan arag tolow ma roof-kay ka dhex bixi...? Lol joker why are you objecting all this daadis songs. Let me guess it's because women have made more daadis songs then men like Blessed said we have perfected the art of kicking farahs to the curb lool. Jaceylbaro, Will cusub and Blessed did a good job. It's refreshing to have a rejection thread for once rather then all the love song threads we have already. Stop whining i'm still waiting for those lyrics you promised me that you would work on it better be good. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiil Cusub Posted August 26, 2012 Blessed magool dhaqaalay ka hadashay ee maxaad ku raacday haday hunguri raac noqotay kana booday arsaaqda ALLAA qoray ninba wuxuu siinayo. ceeryaamo iyo boodh ciiro ha isku qarinine noloshayda caydh iyo cilmi guraan ku fadhiyin ku caar caari maaye caashaqa iska ilow Ku daadis rag hadaad raadinaysid bal eeg Mursalkii Ha i raadsan yidhi ta isagana lagu dhigay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Blessed Posted August 27, 2012 LooooL. Xarakaadkeedaan ka helay, laakin dhuuni ma'ihi. Heesta sare waa macaan, si yar ayay ugu sheegtay. Waxaa ka darnayd Ikraan Caraale iyo 'Love, Love, Love' and Nasteexo which was cold. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted August 28, 2012 OH WOW, I love this thread!!!! hahaha this the gold of SOL Hey Daadis a really word/ concept in Somali music, as in ka qub? I'm in Love with Daadis- the Burco in me aya huruufka lagaranya!!! waba pis*s off ku luuqee eh! hehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted August 28, 2012 LOL @ Ibtisam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted August 28, 2012 jacaylku cadow badan buu leeyahay and ibti is numero uno Quote Share this post Link to post Share on other sites