Sign in to follow this  
Liibaan

Raisul Wasarihii Hore Prof. Cali Khaliif Galeydh Oo u Taagan Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya

Recommended Posts

Mooge   

Aaliyyah;861379 wrote:

A_khadar waa saas Prof.Cali Khalif cidna wax ugama tanaasulayo. Qofkasta wuu u mintidayaa una halgamaya wuxu rabo..

aaliyah, don't believe the proganda. take that from me. abdiweli never sent anyone to galeyr because galeyr is not a threat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;861386 wrote:
aaliyah, don't believe the proganda. take that from me. abdiweli never sent anyone to galeyr because galeyr is not a threat.

When Galayr loses tomorrow they will say it was Faroole's fault, just watch. It's always someone else's fault! Bribes took place in the new parliament will be the charge!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Somalia;861389 wrote:
When Galayr loses tomorrow they will say it was Faroole's fault, just watch. It's always someone else's fault! Bribes took place in the new parliament will be the charge!

If Gallayr looses that is ok and I will accept defeat balse if your man looses will you work with Gallayr? This is politcs. Gallayr seems to be leading so far.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Abwaan;861394 wrote:
If Gallayr looses that is ok and I will accept defeat balse if your man looses will you work with Gallayr? This is politcs. Gallayr seems to be leading so far.

Yes wallahi billahi, yes, I will support him, if I want him to fail it means the government fails, don't think I am like you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@Yes wallahi billahi,

 

What is up with the second guessing here? Ali is by far the most qualified candidate for the ones running; experienced, educated and politically mature. That he is ambitious man with an unpleasant feud with his elder cousins should never obscure the qualifications of his speakership candidacy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Abwaan

Shacabka rabitaankiisa hadii la raaco ma;ahan qabiil waa nolol iyo daacad hogaamiye farmaajo,gudoomiyaha baarlamaanka galayr cadow duqa magaalada muqdisho,

 

dawladu waa naaso badan tahay meel aad ka maasho waayi maysid hadaan qabiilaysi ka xorowno

See kuula muuqataa arintaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Good Somalia. That is what I want to hear. :D I do not want a want a failure man if I did I would have said wax walba ciddeyda halla siiyo haddii kale gaw iyo gash laga siin maayo.:D wax fahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Abwaan;861394 wrote:
If Gallayr looses that is ok and I will accept defeat balse if your man looses will you work with Gallayr? This is politcs. Gallayr seems to be leading so far.

+1.. Raganimo waa hadii lagaa raayo inaadan cadhoon sidii dhoocil..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

gooni;861429 wrote:
Abwaan

Shacabka rabitaankiisa hadii la raaco ma;ahan qabiil waa nolol iyo daacad hogaamiye farmaajo,gudoomiyaha baarlamaanka galayr cadow duqa magaalada muqdisho,

 

dawladu waa naaso badan tahay meel aad ka maasho waayi maysid hadaan qabiilaysi ka xorowno

See kuula muuqataa arintaas?

gooni, caddaaladdaadu waa midda ku tustay rabitaankan shacab ee aad keligaa u jeedid oo xaqa kula ah oo Farmaajoow kugu ridey. I care less about haddii Caddow degmada wadajir loo magacaabo. The man haddii uu kasbado Soomaali oo calaf u galana wuu noqon madaxweyne haddii kalena markii 3aad buu hari. Aniga ma waxaad is tiri hebel ku aamusi? Anigu taas xanuun iguma hayso ee adigu ha caroon markii Farmaajo la soo hadal qaado.

Gallayr for Guddoomiye Baarlamaan waad ogtahay inaan taageersanahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

26_AUG_2012.jpg

 

Waxaana Muuqta In Saadaasha Inteeda Badan Ay Ku Dul Wareegeyso Dr. Cali Khaliif Galeydh

 

WidhWidh Online

 

 

Waxaa lagu wadaa in maalinta bari ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 28ka bishan in la qabto doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya iyo ku-xigeenadiisa, sida ay horay u shaaciyeen guddiga doorashada baarlamaanka cusub.

 

 

Musharixiinta u taagan xilka guddoomiyaha baarlamaanka ayaa saacadihii ugu danbeeyayba ka dhax waday gudaha mudanayaasha baarlamaanka olalahooda dhinaca doorashada, iyadoo mid walba oo ka mid ah musharixiinta uu rajeynayo in uu ku soo baxo kursiga guddoomiyaha baarlamanka.

 

Ilaa iyo hadda waxaa xilka guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya u taagan ilaa iyo Lix mudane oo kala ah Pro Cali Khaliif Galeyr, C/rashiid Max’uud Xidig, Cabdi Xaanshi C/llaahi, Pro Max’ed Shiikh Cismaan Jawaari iyo Xassan Abshir Faarax.

 

Waxaa jirta hadal heyn soo baxeysa oo ku aadan cid laga yaabo in ay xilkaasi ku guuleysto, waxaana muuqta in saadaasha inteeda badan ay ku dul wareegeyso Dr. Cali Khaliif Galeyr, waxaana la leeyahay waxaa laga yaabaa in wareega ugu danbeeya ay isugu soo haraan Pro Max’ed Cismaan Jawaari.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this