walaalkis Posted August 22, 2012 Garowe (RBC) Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole, madaxweyne ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo gudoomiyaha baarlamaanka maamul goboleedka C/rashiid Maxamed Xersi ayaa si wadajir ah maanta u tagay xarunta xafiis qunsuliyeedka Ethiopia ku leedahay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland halkaasoo ay ku saxiixeen buug loo furay tacsida Meles Senawi. Madaxweynaha maamulka Puntland oo kadib markii uu u tacsiiyey raysul wasaarihii dhintay ee Ethiopia ka hadlay ayaa sheegay in Senawi uu ahaa nin ka dhintay Afrika oo dhan, gaar ahaan Soomaalida. “Senawi kaliya Ethiopia kama dhiman, wuxuu ka dhintay guud ahaan dhucuubta Afrika iyo Soomaalida, anagana waa naga dhintay” ayuu yiri madaxweynaha Puntland. “Waan ka tacsiyeyneynaa geerida Senawi oo ahaa raysul wasaarihii Ethiopia” ayuu sii raaciyey Faroole. Walaaca Puntland Madaxweyne Faroole wuxuu baaq walaac ku jiro u diray raysul wasaare ku xigeenka Ethiopia ee hadda xukunka la wareegay inuu raaco tubtii uu jeexay Meles Senawi. “Waxaan ugu baaqeynaa raysul wasaare xigeenka hadda xafiiskii la wareegay iyo ragga kale ee la shaqeynaya inay raacaan dhibihii uu jeecay Senawi” ayuu codsaday Madaxweynaha Puntland. Siyaabo kala duwan ayaa looga hadlay geerida ku timid raysul wasaarihii Ethiopia Meles Senawi kaasoo dad badan oo Soomaali ah ay u arkaan nin halis ku ahaa qaranimada iyo midnimada Soomaaliya. RBC Radio Nothing new puppet Tacsi udiraayo his master . If sharif or farmaajo was dead , would he say samething I wonder. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 22, 2012 i never liked zenawi and his policies. but walaalkiis, you should stop reading politics because you don't understand how it works. lool. if you think what faroole says at ethiopian embassy in garoowe is anything but politiking then you should give up. quit today ninyoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 22, 2012 lol@Mooge...You NEVER liked Zanawi policies? Since when? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 22, 2012 Condolonse is normal, but not to this extreme until you say, "anaguu naga dhintay". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 22, 2012 Looma kala harin tacsida Awsanaawi. Kumana eko the two minions in Garoowe iyo Hargeysa, but Shariifkii ayaa ka koow ahaa iyo madaxda maamul goboleedka ka jiro Beledweyne iyo Baydhabo. Kuligood tacsi diiran oo aniga i maqal ah wada direen. Watch after 35:00 and hear how C/risaaq Xaaji Xuseen tells as it is, that who really controls Waqooyi Bari iyo Waqooyi Galbeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 22, 2012 Mooge;859577 wrote: i never liked zenawi and his policies. but walaalkiis, you should stop reading politics because you don't understand how it works. lool. if you think what faroole says at ethiopian embassy in garoowe is anything but politiking then you should give up. quit today ninyoow. Nin gaal ah , who cares less of your reer habal or reer habal why would you consider him his part of your people . I can understand sending Tacsi to dead president but this is degrading yourself and you should be pointing the fact that your adeer is honestly out of the line. Tell him not to be so obvious next time . Walee Somali politicians love this dude meles , he drug them all to aided,to Abdulaahi Yusuf, to sharif, to all . Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted August 22, 2012 ^ maybe he was good to the Somali's? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Conqueror Posted August 23, 2012 Somalia was boastfully declaring how Shariff is in #3, Siilanyo in #2 and Iley in #1, while Faroole is in #4 of "Somali Leaders that cried for Zenawi. He said, "No, no President Faroole is not in #3, he is in #4." As if that's any better. I replied, "Well, in the end of the day, Faroole is in the list." After that comment, Somalia was nowhere to be found. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somali philosopher Posted August 23, 2012 farole can say whatever he wants about that guy but average Somalis in that region don't care for his death and will go by their usual business. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted August 23, 2012 Hands down Faroole wins this one, the two candle lights, a dimmed darken room and the stoned salutes of guards gazing from the far-end dwarfs Silaanyo’s single table image-frame of Zenawi. But, who starts these things as always? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 23, 2012 Somali philosopher;859654 wrote: farole can say whatever he wants about that guy but average Somalis in that region don't care for his death and will go by their usual business. I think that is right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 23, 2012 LOL@ Anaga ayuu naga geeryooday. Kolay aniga igama geeryoone, Faroole iyo cida kale uu ka geeryooday talow waayo?.. Silanyo ayaan la yabaneen kana maka daray. Alle somaali haso hadeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 23, 2012 Lol...Aaliyyah...aamiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 23, 2012 Ka daroo dibi dhal baan maqli jiray. Caaqqaan, iyo kuwa la midka ah waxay ku jiraan keenee tacsi badin doona. Quote Share this post Link to post Share on other sites