General Duke Posted August 22, 2012 Waxay salka ku haysaa ka hortag Prof.Galaydh Waxaa jira warar sheegaya in Prof.Cali Khaliif Galaydh uu baarlamaanka gadaal ka galay kana mid yahay xubno labaatan oo ah oo magacyadooda gadaal laga gudbiyey. Prof.Galaydh ayaa horey loo sheegay in uu u sharaxan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka ayna weliba dhab ka tahay, Galadyh waa “Anti Federalisim” waxaana uu si weyn uga soo horjeeda siyaasadda maamulada qaar dalka ka jira isaga oo aan la gabban ama qarsan. Galaydh waxa uu heli karaa codadka Beelaha ****** qaar kamid ah Beelaha *** laakiin. Waxa dood ka taagan tahay Beesha uu ka soo jeedo ee *******. Beesha ********* waxa ay dooneysaa kursiga Madaxweynaha waana *******, mana doonayaan in Musharaxnimada Farmaajo mugdi ay gasho, Beesha ********* waxay doonayaan Madaxweynaha, waana *******, mana doonayaan in fursadooda la dhumiyo codkoodana ma heli karo, sidoo kale Beesha ********** waa adagtahay in uu codkooda helo, waxaa taas u dheer in aanu heli karin codadka beesha *********** oo dhamaystiran, Sidoo kale Beesha ****** codkoodu maaha mid uu ku xisaabtamayo. Hadaba si looga hortago in Prof.Galaydh in uu helo codad ku filan haddiiba uu Baarlamaanka galay isla markaana isa soo sharaxo ayaa Prof.Juurile isu sharaxay waxaana uu kala dhantaalayaa codadka Prof.Galaydh heli karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 22, 2012 LOL Ma loo qaybshey? Faroole has his eyes on the target, eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 22, 2012 What about xasan Abshir? Waxaan waa baaaaaac iyo nus. This is plotiking and no one is doing favor for other one regardless of his/her same clan. Jurile wants to be speakers, abdiweli wants to be president and Galaydh wants speakers, let us how it folds in the next few days.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted August 22, 2012 This is very calculating. I always thought Dr. Galaydh had much bigger ambition than the speaker and had his eyes on the presidency. could i have been wrong? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 26, 2012 DEG DEG: C/risaaq Juriile oo Goordhow Ka Tanaasulay “Musharaxnimadiisa Afhayeenka Baarlamaanka" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 26, 2012 Gaas has convinced him to step aside for his pal from the H Block Abdirahman Godax Barre :) Its getting ugly I tell ya. All these while Sharif is fuming after meeting with Gaas & Sharif Hassan ended fruitless and he threatened to use the High court led by his close ally Ilka Xanaf to allow the warlords to be added to the list of Mps Quote Share this post Link to post Share on other sites