Dr_Osman Posted August 22, 2012 Ciidamo ka soo goostey Khaatumo oo Garowe yimid 22 Aug 22, 2012 - 2:08:38 AM GAROWE ONLINE Caasimadda Puntland ee Garowe ayaa maanta 22 August,2012 waxa soo gaarey ciidamo ka soo goostey Maleeshiyo beleedka Khaatumo la baxdey waxana tiradoodu gaareysey ilaa 30 askari oo watey gadiidka dagaalka. Kantaroolka Koonfureed ayaa saxaafada waxa kula hadlay Wasiir ku xigeenka maaliyada Puntland Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan oo sheegey in ciidamadan ku soo biireen kuwa Puntland oo markii horeba ka tirsanaayeen. Cabdi Qowdhan waxa uu cadeeyey in ciidamadan been loo sheegey oo la marin habaayiyey balse markii danbe ay garowsadeen in guryahoodi ku soo laabtan iyo ciidamadii ay horey uga tirsanaayeen. Ciidamada Booliska Puntland Col.Maxamed Siciid Jaqanaf iyo Taliyaha Ciidamada Danbi baaritsa Puntland (CID) Cabdifataax Cameey ayaa kulan wareedkan goob joog ka ahaa. Taliyaha ciidanka maanta Garowe soo gaarey Gaashaanle Dhexe Maxamed Cali Afgaab ayaa hadalo kooban isna siiyey Saxaafada oo dhinaciisa muujiyey in ay ku hungoobeen maamulo looga dhawaaqey gobolka Sool islamarkaasina ogaadey in aysan dan u wadin shacabka gobolkaasi. 2010 inuu ka tirsanaa ciidamada Puntland ayuu Afgaab tibaaxey balse uu dan moodey markii hore kooxdii SSC ee looga dhawaaqey halkaasi iyo Khaatumo oo ka danbeysey markii danbena uu ogaadey in siyaasiyiin dibad joog ahi qorshayaal kale wataana uu dib ugu soo laabtey ciidamadii Puntland uu ka tirsanaa. Sidoo kale madasha lagu soo bandhigey ciidamadan iyo gawaaridii ay wateen ayaa waxa tix gabay ah ka jeediyey Abwaan Cabdulaahi Maxamed Jibriil oo ku ku baraarujiyey ciidamada guud ahaan adkeynta midnimada reer Puntland. Halkan ka dhageyso codka Wasiirka ,Taliye Afgaab iyo Abwaan Jibriil http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Ciidamo_ka_soo_goostey_Khaatumo_oo_Garowe_soo_gaarey.shtml Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 22, 2012 Welcome back, please stay this time! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 22, 2012 Somalia;859355 wrote: Welcome back, please stay this time! The graffiti on this truck says they won't stay that long. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 22, 2012 I am now convinced that these guys only do that to fill their cars with petrol then go back to the original cause. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Burn Notice Posted August 22, 2012 MoonLight1;859376 wrote: The graffiti on this truck says they won't stay that long. LMAO Quote Share this post Link to post Share on other sites