Duufaan Posted August 22, 2012 The faroole camp already not confident as yesterday, the logic we support the somali goverment only if someone from SSDF clan in top post is redicoulous. if faroole refuse the outcome of the election, the national goverment is obligaited to deal faroole forcefully. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 22, 2012 ^^ hahaha@ forcefully. hada shekadi ma waxay gartay in reerka dagaal lagu qaado. if wishes were horses miyay ahayd maahmaahdii. booweyal, bahasha hoos halo dhigo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 22, 2012 Duufaan;859513 wrote: The faroole camp already not confident as yesterday, the logic we support the somali goverment only if someone from SSDF clan in top post is redicoulous. if faroole refuse the outcome of the election, the national goverment is obligaited to deal faroole forcefully. Another one obsessed with Faroole, where does it end! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 22, 2012 Glayr isagoo qabill rifaya ayaa la hayaa oo qabiil afka kala bixi la,a, Jurile laakiin cid uu afkiisa iyo adinkiisa ku caayay ma maqal. Laakiin, Jurile waxaas oo Chemical Engineering degrees waa khasaaro maxaa siyaasad soo galiyey isagoo noqon karay Chemical Engineer ama lecturer sare noqon karay oo u faa,iidayn karay dadkiisa. Dadka qaarkood career choices waa funny. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 22, 2012 Jurile professor qaali ah buu ahaa ee kacaankii Maxamed Siyaad baa siyaasadda uga maarmi waayey Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 22, 2012 Samafal, ninkaan Gallayr ma dhihin waa xalay dhalay oo khaladaad wuu galay. Juriille khasab ma ahan in cajal laga helo. Horta waa nin intelligent ah, asluub leh oo reer magaal ah, aqoonyahanna ah ninka ragga ah lama xaqiro, laakiin waa opportunist meeshii uu dantiisa ka arko aada, he has worked the military regime, with the warlords, waxaa lagu eedeeyaa inuu wax ka ogaa sun Soomaaliya lagu duugey anigu caddayn shakhsiyan ma hayo, waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa musuqmaasuq. Wasiirka Boostada markii uu ahaa shirkadaha taleefonnada leh ayuu lacag xad-dhaaf ah ka qaatay isagoo u fududeeyo arrimo la xiriira isticmaalka area-codes-ka and stuff. domain-kii .so isaga iyo Abdikariim Jaamac halla weydiiyo meeshii ay geeyeen. Ninku waa nin aan dhib yarayn. I am sure adna wax waad ka taqaan ee intaad is aruuriska iska deysid aan runta ka hadalno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 22, 2012 Abwaan;859528 wrote: Samafal, ninkaan Gallayr ma dhihin waa xalay dhalay oo khaladaad wuu galay. Juriille khasab ma ahan in cajal laga helo. Horta waa nin intelligent ah, asluub leh oo reer magaal ah, aqoonyahanna ah ninka ragga ah lama xaqiro, laakiin waa opportunist meeshii uu dantiisa ka arko aada, he has worked the military regime, with the warlords, waxaa lagu eedeeyaa inuu wax ka ogaa sun Soomaaliya lagu duugey anigu caddayn shakhsiyan ma hayo, waxaa sidoo kale lagu eedeeyaa musuqmaasuq. Wasiirka Boostada markii uu ahaa shirkadaha taleefonnada leh ayuu lacag xad-dhaaf ah ka qaatay isagoo u fududeeyo arrimo la xiriira isticmaalka area-codes-ka and stuff. domain-kii .so isaga iyo Abdikariim Jaamac halla weydiiyo meeshii ay geeyeen. Ninku waa nin aan dhib yarayn. I am sure adna wax waad ka taqaan ee intaad is aruuriska iska deysid aan runta ka hadalno. juriile is guilty because he supports Puntland. taas ayaad maanta dhan ka warwareegaysaa xaaji abwaanoow oo liiska kumadan darin. ciyaartu macaanaa. juriile in badan o been ahaba lagaga shegay. haku dambabin mar hadadan cajalad hayn. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 22, 2012 Abwaan waxaas waa hearsays, aniga wallahi hortaa ma maqal waxbuu musuq maasuqay adiga ka hor, codeskana dawlada kahor bay shirkadahaan isticmaalayeen see bu isagu wax uga ogaa, tan domainkana isagu wasiirba muu ahayn. Teeda kale ma ogtahay in Galayr intaas iyo in ka badanba lagu eedeeyo oo waliba dawladii hore ee siyaad barre iyo intii Abdi qaasim la joogay. Marka runtii eeda dadka la iska eedaynayo iyagoo aan wax hubaal ah la hayn ma jecli mana fiicna waa inaan hadaynu nahay Somali nahay ka gudubnaa. Hada adeer Cadoow in musumaasuq lagu eedeeyey waagii dowladii kacaanka waliba Ambasadorkii maraykanka uu ku eedeyey ma la socotaa. dadku waa wada eedaysane aan la xakumin. Quote Share this post Link to post Share on other sites