NGONGE Posted August 21, 2012 ‘Wuxuu ahaa Hoggaamiye aad u qiimo badan oo ilaaliya nabad-gelyadda mandaqada Geeska Afrika’ HARGEYSA (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa geerida Raysal wasaarihii Itoobiya Males Zanawi, ku tilmaamay Hoggaamiye weyn oo ka baxay dalalka Mandaqada geeska iyo Afrika guud ahaanba. Madaxweynuhu wuxuu dhambaal Tacsi ah u diray shacbiga iyo dawladda Itoobiya, waxaanu sheegay inay Somaliland ka xun tahay geerida naxdinta leh eek u timid Raysal wasaare Males Zanawi oo saaka waabarigii ku geeriyooday cisbitaal ku yaala dalka Biljam oo uu muddo todobaadyo ah u jiifay xanuun caloosha ah. “Waxaan dalka Itoobiya iyo wadamada geeska afrika caam ahaan uga tacsiyadeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Raysal wasaare Males Zanawi oo ahaa nin aad iyo aad u ah madax sare oo Geeska Afrika iyo Afrikaba door weyn ku leh xagga Nabad-gelyadda. Itoobiyana waxay ahayd xarunta Midowga Afrika oo dhan,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu intaasi ku daray “Wuxuu ahaa Hoggaamiye aad u qiimo badan oo aad iyo aad u ilaaliya nabad-gelyadda mandaqada Geeska Afrika. Geeridaasi waa mid naxdin leh, waxaanu uga tacsiyaydeynaynaa dadweynaha Geeska Afrika iyo Afrika caam ahaanba. Aad iyo aad ayaanu uga tacsiyadeynaynaa.” Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo maanta u waramayay laanta Afsoomaaliga ee Idaacadda BBC-da, waxa kale oo uu ka hadlay cilaaqaadka labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Itoobiya aad iyo aad ayay iskugu wanaagsanaayeen Somaliland illaa xiligii halganka. Itoobiya waa dalka ugu balaadhan Geeska Afrika. Somaliland iyo Dalkeeda mar walba waxay ahaayeen Itoobiya waxay ahaayeen labada dal oo mar walba wax iskaga xidhnaayeen. Mar walba wada shaqaynta Nabadgelyada, Ganacsiga iyo xagga horumarka way isku xidhnaayeen Somaliland iyo Itoobiya. Waana laba dal oo aan marnaba sina u kala maarmaynin.” “Waanu ka xun nahay geeridda Males Zanawi, waanan ka tacsiyadeynaynaa Itoobiya, waanan balan qaadaynaa inaanu xidhiidhkii wanaagsanaa ee labada dal ka dhaxeeyay inuu sidiisii u sii socon doono,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu intaasi ku daray inay Somaliland aaska raysal wasaarihii hore ee Itoobiya kaga qeyb geli doonaan heerka ugu sareeya. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay inuu saxeexayo buug tacsi ah oo ay Xukuumaddu ka furtay Hargeysa. Males Zanawi oo ku geeriyooday Dalka Biljum isagoo 57 Jir ah, waxa uu tallada dalka hayay illaa 1991-kii. Waxaanu ahaa siyaasi miisaan ku leh gedi socodka siyaasadda ee dalalka mandaqada iyo Afrikaba. Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa ----- Heh. If diplomacy demands a comment, Siilaanyo could have kept it simple and gave dry condolances instead of this glowing eulogy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 21, 2012 My God he seems very hurt over this , not dry at all, not even wet, I think inuu uu qubeeyey Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 21, 2012 ^^ Don't fall over yourself as you rush to make a judgement warya. Where SL leades, usually other Somalis follow. Now lets wait for Imam, Sharif and the others to try to wrest the title of "I loved Zenawi the most" from Siilaanyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 21, 2012 Ok, I will back later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 21, 2012 Old man....you are too impressed with this relic and the entity he leads. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 21, 2012 ^^ Which relic and what entity? (Zenaawi is dead, he's not relic anymore). Somalia’s outgoing president Sharif Sheikh Ahmed on Tuesday sent his condolences to the Ethiopian government and its people following the death of the country’s strong man Prime Minister Meles Zenawi who died in a hospital in abroad on Monday. Speaking at a press conference inside Mogadishu’s main airport, President Sharif said the fallen Ethiopian leader was a significant figure in the Horn of Africa. He said he was in good terms with Meles Zenawi before his death and used to see things from the same perspective despite their past records. The president said they shared common position when it comes to regional security matters, saying they both advocated for lasting peace in the horn of Africa as well as stronger relations between horn of African countries and their people. http://www.bar-kulan.com/2012/08/21/president-sharif-sends-condolences-to-ethiopians-over-zenawi%E2%80%99s-death/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 21, 2012 NGONGE;858991 wrote: ^^ Which relic and what entity? (Zenaawi is dead, he's not relic anymore). Somalia’s outgoing president Sharif Sheikh Ahmed on Tuesday sent his condolences to the Ethiopian government and its people following the death of the country’s strong man Prime Minister Meles Zenawi who died in a hospital in abroad on Monday. Speaking at a press conference inside Mogadishu’s main airport, President Sharif said the fallen Ethiopian leader was a significant figure in the Horn of Africa. He said he was in good terms with Meles Zenawi before his death and used to see things from the same perspective despite their past records. The president said they shared common position when it comes to regional security matters, saying they both advocated for lasting peace in the horn of Africa as well as stronger relations between horn of African countries and their people. http://www.bar-kulan.com/2012/08/21/president-sharif-sends-condolences-to-ethiopians-over-zenawi%E2%80%99s-death/ And we have a leader in the race. Silaanyo is down to second place. 1. Shariif 2. Silaanyo 3. ? 4. ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 21, 2012 Zenawi was never relic. In any case, his Siilaanyo and the rest will miss sitting on that famous seat. When it comes to Zenawi, they are all praises. Siilaanyo is hardly unique in this instance. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 21, 2012 http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2082 Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 21, 2012 Che -Guevara;858995 wrote: Zenawi was never relic. In any case, his Siilaanyo and the rest will miss sitting on that famous seat. When it comes to Zenawi, they are all praises. Siilaanyo is hardly unique in this instance. Oh, so you're talking about Siilaanyo? Actually (and I'll understand it if you find that hard to believe), I was never impressed with the old man. You got me on the entity part but not on Siilaanyo. I always expected him to be all talk and no trousers and he, for the most part, proved me right. Of course, he's not as bad as the Imam but, still, a man that does not place much value on justice does not impress me that much. p.s. They will all sit on that chair again. In fact, they'll probably all go to the fuenral anyway. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 21, 2012 Faroole keeps it nice and simple. GAROWE, Somalia Aug 21 2012 (Garowe Online) – Puntland President Abdirahman Mohamed Farole sent his condolences to the family of Ethiopia’s Prime Minister Meles Zenawi who died from illness, Radio Garowe reports Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 21, 2012 Markaan geeridiisa maqlay ilmaa isoo dhaaftay laakiin waxaan iska tiray markaan maqlay xaylaa badelay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 21, 2012 Sadly, this isn't isolated behavior of Siilaanyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted August 21, 2012 gooni;859115 wrote: Markaan geeridiisa maqlay ilmaa isoo dhaaftay laakiin waxaan iska tiray markaan maqlay xaylaa badelay. Classic gooni stuff. NGONGE has a point. secessionist waa lagu daba wareeray. Expect to see Zenawi's flag draped coffin lying at the state house in Addis in few days with Sharrif, Abdiwali, and Mr fingerless all giving their 'respect' or be left out licking their wounds if they don't' attend. as a bonus, you may even see Shariif surrendered by his two choppy/pretty wives at one-end of the coffin looking somber. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 21, 2012 lol@Si Ballaadhan. Yunis;859127 wrote: Classic gooni stuff. NGONGE has a point. secessionist waa lagu daba wareeray. Expect to see Zenawi's flag draped coffin lying at the state house in Addis in few days with Sharrif, Abdiwali, and Mr fingerless all giving their 'respect' or be left out licking their wounds if they don't' attend. as a bonus, you may even see Shariif surrendered by his two choppy/pretty wives at one-end of the coffin looking somber. Let them do that..Yeyba metelaan they are all buul from August 20th. Quote Share this post Link to post Share on other sites