Liibaan Posted August 20, 2012 MoonLight1;858586 wrote: is that the whole propose Khatumo was created? where is the so called "liberation of LA"? no wonder alot of observers believed the whole thing was set up to climb into government positions. All your elders, politicians, G5,G10, G99, are in Mogadishu chasing positions while they can't put foot in LA. Leave Laas Caanood for Laas Caanod people. Instead, you should worry about the piracy in Puntland. KHaatumo Garaads are in Mogadishu like other Somali elders. Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 20, 2012 Abwaan;858590 wrote: MoonLight1 let us continue the rational discussion. Stop attacking Khatumo supporters. Khaatumo, Soomaalida kale waxba kama duwana. Gabdhihii baa la iska rabaa in la soo dhamaystiro. Ma maqasheen in ragga qaar dib loo celin doono? Weliba dad siyaasiyiin muuqda ah? Abwaan, Waa runtaa Khaatumo supporters waxba kama duwana Soomaalida kale. Lakiin, Faroole supporters like Moonlight hate Khaatumo supporters. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 20, 2012 Abwaan;858594 wrote: Good, so markaa in la celiyo Xasan oo Sureer la keeno soo ma habboona? Xuseen iyo C/Weli iyagana waa in la celiyaa soo maahan oo gabar la keenaa?":D Abwaanow waxaad rabtaa rag badan inay shuka gashtaan si loo daayo. lol Lets see how they handle it. Liibaan;858594 wrote: Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo. Liibaanow mid ogow Soomaali waa isku wada tabar, LA xoreynteeda uma baahna maamul ee waxay u baahantahay wiilashiina SL u shaqeeya in aad u yeertaan oo hubka ka dhigtaan, but the truth is the two JAMA Garaads don't want that as their sons get good tips from SL admin. Ma been baan isku sheegnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 20, 2012 MoonLight1;858605 wrote: Abwaanow waxaad rabtaa rag badan inay shuka gashtaan si loo daayo. lol Shukada waa la iskaga daba tegeyaa....Hadda already waxaan maqlayaa in Juriille iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ay gabdho kaga soo baxsadeen faro ciddi leh. Oohin baa meesha ka dhacday si kale ma garatide. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 20, 2012 'Liibaan';858596 wrote: Leave Laas Caanood for Laas Caanod people. Instead, you should worry about the piracy in Puntland. KHaatumo Garaads are in Mogadishu like other Somali elders. Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo. Stop lying to yourself. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 20, 2012 MoonLight1;858605 wrote: Liibaanow mid ogow Soomaali waa isku wada tabar, LA xoreynteeda uma baahna maamul ee waxay u baahantahay wiilashiina SL u shaqeeya in aad u yeertaan oo hubka ka dhigtaan, but the truth is the two JAMA Garaads don't want that as their sons get good tips from SL admin. Ma been baan isku sheegnaa. Moonlight, beenta iyo munaafaqada waan inaad joojisaa, Laas Caanood kaliya maaha dhulka maqan. Mida kale Faroole iyo taageerayaashiisa waxba kama galin Laas Caanood. Reer Laas Caanod hadii ee taagersan yihiin KHaatumo waxba kaama galin, sidoo kale, hadii ee taageersanyihin Somaliland waxba kama galin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 20, 2012 'Liibaan';858612 wrote: Moonlight, beenta iyo munaafaqada waan inaad joojisaa, Laas Caanood kaliya maaha dhulka maqan. Mida kale Faroole iyo taageerayaashiisa waxba kama galin Laas Caanood. Reer Laas Caanod hadii ee taagersan yihiin KHaatumo waxba kaama galin, sidoo kale, hadii ee taageersanyihin Somaliland waxba kama galin. Sheekadaas waa sheeko caruurnimo, this is the politics thread, we can discuss about all issues concerning Somalis from Ras kamboni to Lowyacadde, get to grips and don't change the subject, Puntland adinkaa ka qabsaday LA, adinkaa u gacan galiyay SL, adinkaa ilaa iyo hadda ku haya SL, projectigan Khaatumo waa midaan dhaafin teleconference, iyo party, iyo dancing, waa wax lacag looga urursado islaamaha jooga yurub iyo America oo loogu sheekeeyo cadowgiinu waa MJ iyo Garoowe, adeerow hurdada ka kaca oo dabinka Galeyr haku dhicina. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 20, 2012 A_Khadar;858574 wrote: And it's beyond comprehension that you support Farole getting in other people's bussiness... I dont support Faroole at all. Its ammusing that the fire you so lovenly gave oxygen to has come to burn you first... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 20, 2012 MoonLight1;858617 wrote: Sheekadaas waa sheeko caruurnimo, this is the politics thread, we can discuss about all issues concerning Somalis from Ras kamboni to Lowyacadde, get to grips and don't change the subject, Puntland adinkaa ka qabsaday LA, adinkaa u gacan galiyay SL, adinkaa ilaa iyo hadda ku haya SL, projectigan Khaatumo waa midaan dhaafin teleconference, iyo party, iyo dancing, waa wax lacag looga urursado islaamaha jooga yurub iyo America oo loogu sheekeeyo cadowgiinu waa MJ iyo Garoowe, adeerow hurdada ka kaca oo dabinka Galeyr haku dhicina. munaafaqnimo.com sheekada iyo beenta faroole haa noola imaan. Faroole ayaa ku sheekeeya SSC/KHaatumo waa Cadow, marna waa Argagaxiso, marna wa Tuug, marna waa Party,marna waa Teleconferewnce, marna wasiiradii Puntland ayee xadeen, marna SSC/KHaatumo waxa ee rabaan inay Puntland burburiyaan. Waxaan kula talin lahaa Faroole supporters Cadaawada iyo Cuqdada aad u qabtaan shacabka KHaatumo joojiya MoonLight1;858617 wrote: Puntland adinkaa ka qabsaday LA, Hadaanu dhulkiinii qabsanay maxaad noola dagaalamasaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 20, 2012 I understand you are frustrated coz you lost the war sxb, good luck with your nightmare. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 20, 2012 Liibaan just invoked the word CUQDAD on others. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 20, 2012 Liibaan, Moon iyo Somalia banooniga dhulka dhiga please. Waxa aad gaar u raadineysaan baananba garaneyn. Soomaaliya cidna ma xukumi karto cid kale. Isbeddelka waddanka ka dhacayana dadka Soomaaliyeed oo dhan bay dani ugu jirtaa, not qof iyo cid gaar ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 20, 2012 Hala yaabin ninkan cudur la yiraahdo Faroole Mad Cow disease baa ku dhacay. dad buu munaafaqad ku sheegayaa, munaafaqa sow maha kan marna halkaa usocda marna halkaa ee laba cadleeya ee afmiinshaarka ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 20, 2012 MoonLight1;858622 wrote: I understand you are frustrated coz you lost the war sxb, good luck with your nightmare. If that makes you sleep better at night. I don't see any war KHaatumo elders lost. The good news is the majority of KHaatumo/SSC MPs were selected by KHaatumo elders. Mar labaad waxaan kula talin lahaa naceybka, cadaawada iyo cuqdada aad u qabtaan KHaatumo joojiya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 20, 2012 Khaatumo waa maamul jirto ee Puntlanders faraha kala baxa dadkaas reer khaatumo waa dad tashtay, Quote Share this post Link to post Share on other sites