Sign in to follow this  
Mooge

Breaking News: Great Saado Cali is a Somali MP thanks to Puntland

Recommended Posts

Liibaan   

MoonLight1;858586 wrote:
is that the whole propose Khatumo was created? where is the so called "liberation of LA"?

no wonder alot of observers believed the whole thing was set up to climb into government positions. All your elders, politicians, G5,G10, G99, are in Mogadishu chasing positions while they can't put foot in LA.

Leave Laas Caanood for Laas Caanod people. Instead, you should worry about the piracy in Puntland. KHaatumo Garaads are in Mogadishu like other Somali elders.

Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abwaan;858590 wrote:
MoonLight1 let us continue the rational discussion. Stop attacking Khatumo supporters. Khaatumo, Soomaalida kale waxba kama duwana. Gabdhihii baa la iska rabaa in la soo dhamaystiro. Ma maqasheen in ragga qaar dib loo celin doono? Weliba dad siyaasiyiin muuqda ah?

Abwaan, Waa runtaa Khaatumo supporters waxba kama duwana Soomaalida kale. Lakiin, Faroole supporters like Moonlight hate Khaatumo supporters.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;858594 wrote:
Good, so markaa in la celiyo Xasan oo Sureer la keeno soo ma habboona? Xuseen iyo C/Weli iyagana waa in la celiyaa soo maahan oo gabar la keenaa?":D

Abwaanow waxaad rabtaa rag badan inay shuka gashtaan si loo daayo. lol

Lets see how they handle it.

Liibaan;858594 wrote:
Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale. Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo.

Liibaanow mid ogow Soomaali waa isku wada tabar, LA xoreynteeda uma baahna maamul ee waxay u baahantahay wiilashiina SL u shaqeeya in aad u yeertaan oo hubka ka dhigtaan, but the truth is the two JAMA Garaads don't want that as their sons get good tips from SL admin. Ma been baan isku sheegnaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;858605 wrote:
Abwaanow waxaad rabtaa rag badan inay shuka gashtaan si loo daayo. lol

Shukada waa la iskaga daba tegeyaa....Hadda already waxaan maqlayaa in Juriille iyo Maxamed Cabdi Yuusuf ay gabdho kaga soo baxsadeen faro ciddi leh. Oohin baa meesha ka dhacday si kale ma garatide.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

'Liibaan';858596 wrote:
Leave Laas Caanood for Laas Caanod people. Instead, you should worry about the piracy in Puntland. KHaatumo Garaads are in Mogadishu like other Somali elders.

Laas Caanood waxa laga qabsaday maamul, waxaana qabsadey maamul kale.
Hadana maamulka 7 bilood jira ayaa laga su gayaa inuu xoreeyo dhamaan dhulka KHaatumo.

Stop lying to yourself. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MoonLight1;858605 wrote:

Liibaanow mid ogow Soomaali waa isku wada tabar, LA xoreynteeda uma baahna maamul ee waxay u baahantahay wiilashiina SL u shaqeeya in aad u yeertaan oo hubka ka dhigtaan, but the truth is the two JAMA Garaads don't want that as their sons get good tips from SL admin. Ma been baan isku sheegnaa.

Moonlight, beenta iyo munaafaqada waan inaad joojisaa, Laas Caanood kaliya maaha dhulka maqan. Mida kale Faroole iyo taageerayaashiisa waxba kama galin Laas Caanood.

Reer Laas Caanod hadii ee taagersan yihiin KHaatumo waxba kaama galin, sidoo kale, hadii ee taageersanyihin Somaliland waxba kama galin.

Share this post

Link to post
Share on other sites

'Liibaan';858612 wrote:

Sheekadaas waa sheeko caruurnimo, this is the politics thread, we can discuss about all issues concerning Somalis from Ras kamboni to Lowyacadde, get to grips and don't change the subject, Puntland adinkaa ka qabsaday LA, adinkaa u gacan galiyay SL, adinkaa ilaa iyo hadda ku haya SL, projectigan Khaatumo waa midaan dhaafin teleconference, iyo party, iyo dancing, waa wax lacag looga urursado islaamaha jooga yurub iyo America oo loogu sheekeeyo cadowgiinu waa MJ iyo Garoowe, adeerow hurdada ka kaca oo dabinka Galeyr haku dhicina.

Share this post

Link to post
Share on other sites

A_Khadar;858574 wrote:
And it's beyond comprehension that you support Farole getting in other people's bussiness...

I dont support Faroole at all. Its ammusing that the fire you so lovenly gave oxygen to has come to burn you first...:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MoonLight1;858617 wrote:
Sheekadaas waa sheeko caruurnimo, this is the politics thread, we can discuss about all issues concerning Somalis from Ras kamboni to Lowyacadde, get to grips and don't change the subject, Puntland adinkaa ka qabsaday LA, adinkaa u gacan galiyay SL, adinkaa ilaa iyo hadda ku haya SL, projectigan Khaatumo waa midaan dhaafin teleconference, iyo party, iyo dancing, waa wax lacag looga urursado islaamaha jooga yurub iyo America oo loogu sheekeeyo cadowgiinu waa MJ iyo Garoowe, adeerow hurdada ka kaca oo dabinka Galeyr haku dhicina.

munaafaqnimo.com sheekada iyo beenta faroole haa noola imaan. Faroole ayaa ku sheekeeya SSC/KHaatumo waa Cadow, marna waa Argagaxiso, marna wa Tuug, marna waa Party,marna waa Teleconferewnce, marna wasiiradii Puntland ayee xadeen, marna SSC/KHaatumo waxa ee rabaan inay Puntland burburiyaan.

Waxaan kula talin lahaa Faroole supporters Cadaawada iyo Cuqdada aad u qabtaan shacabka KHaatumo joojiya

MoonLight1;858617 wrote:
Puntland adinkaa ka qabsaday LA,

Hadaanu dhulkiinii qabsanay maxaad noola dagaalamasaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Liibaan, Moon iyo Somalia banooniga dhulka dhiga please. Waxa aad gaar u raadineysaan baananba garaneyn. Soomaaliya cidna ma xukumi karto cid kale. Isbeddelka waddanka ka dhacayana dadka Soomaaliyeed oo dhan bay dani ugu jirtaa, not qof iyo cid gaar ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Hala yaabin ninkan cudur la yiraahdo Faroole Mad Cow disease baa ku dhacay. dad buu munaafaqad ku sheegayaa, munaafaqa sow maha kan marna halkaa usocda marna halkaa ee laba cadleeya ee afmiinshaarka ah.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

MoonLight1;858622 wrote:
I understand you are frustrated coz you lost the war sxb, good luck with your nightmare.
:)

If that makes you sleep better at night. I don't see any war KHaatumo elders lost. The good news is the majority of KHaatumo/SSC MPs were selected by KHaatumo elders.

Mar labaad waxaan kula talin lahaa naceybka, cadaawada iyo cuqdada aad u qabtaan KHaatumo joojiya.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this