Beer-Gaal Posted August 27, 2012 Waxba yaanay ku qancin cid ay Queen elizabeth wada dhashay majirto ina aabo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 27, 2012 Waar Sh. Mukhtaar dhegeyso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted August 27, 2012 ^ Adna intaa haa kuu qancisoo Lol. "Soomaalileynkii xagga wadajir bay kaga yimaadeen, iyagana markii hore sidaasay isku khilaafsanaayeen beelaha Boorama (**********), Seylac (*****), Ceerigaabo (*******), iyo Laascaanood (***********) isku meel bay ahaayeen, beesha kale ee ***** ee Hargaysa iyo meelaha kale degtana meel bay ahayd. Waa wada socdeen, isku siyaasadna ma ahayn, waa iskhilaafsanaayeen" History continues.. ps. The late Sheikh sounded like a gentle being- Illahi haa uu naxaristoo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 27, 2012 Indhaha xoog u kala fur bal ?? Soomaalileynkii xagga wadajir bay kaga yimaadeen, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted August 27, 2012 ^Lol. adna maa intaa ayaa fahmiid weydee : " Waa wada socdeen, isku siyaasadna ma ahayn, waa iskhilaafsanaayeen" ps. Lets not spoil the thread. Xagaa 'Somaliland singer thread nage, I have a question for you. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 27, 2012 Haa dee ,,,, Connecting to Mogadishu ayaa khilaafka keentay. Sida kele way u wada socdeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted August 27, 2012 ^Waa sidhaa adigu uu fahantee - for me, I have understood it this way - way wada socdeen as folks from 'Somalileyn' [ a name conjured by the British colony] lakiinse isku siyaadsad ma ahayn - iyagu wara socdaan yet still politically divided is my understanding of the man's words. Hence my comment on history continues....weli meshii leh tag nahayn.. Isku siyasaad ahayntaa iyo ikhilafka socotaa between SL and Khaatumo states, Awdal State, Makhir state etc etc.. Anyways... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 27, 2012 There was no khilaaf before the Somaliweyn came on board dee .... that is when people were divided into clan lines. That is what is up ..... and that is the point he is trying to make. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 27, 2012 What are you implying? Ingiriiska ayaa qilaafka joojiye? Soomaali waligeed ayee isqilaafi jirtay. Wadajir in this interview wuxuu ula jeeday hal jid ayee ka wada yimaadeen but by no means united -- isku siyaasadna ma ahayn, isku mowqifna ma ahayn, isku mabdana ma ahayn. Same way Koonfurta u ahayd saas. Maxaa keenay qilaafka? Of course qabyaalad. Qolo walba gooni ayee u socotay, Soomaaliya ayaana la wada ahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Malika Posted August 28, 2012 ^Pheew! anigi baa Jac afsomaliga kaa badiye maanta!..Waw! Quote Share this post Link to post Share on other sites