Che -Guevara Posted August 23, 2012 Muqdisho (RBC) Kadib dood iyo isjiid jiid maalmo qaadatay oo u dhexeysay guddiga xulista baarlamaanka, Sheekh Shariif iyo xafiiska UNPOS ayaa ugu dambeyntii waxaa xalay la fasaxay 27 xubnood oo ka mid ahaa taageerayaasha kooxda Aala Sheekh oo horey loogu diiday inay ka mid noqdaan baarlamaanka cusub, sababo lagu sheegay inay shuruudaha buuxin waayeen. Fasixida xubnahan 27 ah waxaa si rasmi ah u xaqiijiyey gudoonka guddiga farsamada ee xulista baarlamaanka cusub, oo sheegay in arinta loo bedelay qaan qabiil sidaasi darteedna ay adkaatay in cid laga horjoogsado soo gelista baarlamaanka cusub. Xubnaha magacyadooda la fasaxay xalay waxaa ku jira Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo horey u ahaan jiray wasiirkii arimaha gudaha DKMG (xilligii Cumar C/rashiid) sanadkii 2007 illaa 2009 ahaa gudoomiyihii dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamiga ee Muqdisho. Sidoo kale waxaa shakhsiyaadka la fasaxay ku jira Xasan Macalin oo horey u ahaa wasiiru dawlihii madaxtooyada Villa Soomaaliya iyo C/kariin Xasan Jaamac oo isaguna ahaa wasiirkii warfaafinta. Warar si hoose u soo baxay ayaa sheegaya in weli aan la fasixin C/raxmaan Ibbi oo wasiir kalluumeysi soo noqday haddana ka mid ah dadka loo heysto inay hanjabaad u direen guddiga farsamada iyo C/casiis Sheekh Yuusuf oo isaguna ahaa wasiirka caafimaadka mudo labo jeer. Dadaal weyn oo beryahan uu sameeyay Sheekh Shariif ayaa dhaliyey in xubnahan loo ogolaado inay baarlamaanka galaan, waxaanamaqnaashahooda loo arkay dharbaaxo weyn oo ku timaada ololaha madaxtinimada Sheekh Shariif waayo iyaga la’aantood way adkaan lahayd in cod fiican uu Sheekh Shariif ka helo baarlamaanka ay ku tirada bateen taageerayaasha C/weli Gaas iyo Shariif Xasan. Celinta xubnahan oo markii hore loo daliishaday dagaal oogayaalnimo iyo u ogolaanshahooda oo haddana loo maray hab qabiil waxay qeyb ka tahay dagaalka u dhexeeya musharixiinta saddexda ah ee kala ah Shariif Xasan, Shariif Axmed iyo C/weli Gaas. Waxaana loolanka ka ku xiga uu noqon karaa midka baarlamaanka dhexdiisa ah maadaama ay hadda arinta ka soo gudubtay banaanka baarlamaanka. RBC Radi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 23, 2012 Elpunto.....He's not on the available list so far. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BoldNewSomali Posted August 25, 2012 Jen. Muuse Shiikh Xasan Cabdulle Xasan's first uncle is Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted August 28, 2012 The List of MPs is almost complete. Here is a tentative list of Members of Parliament. 255 and counting.....this also backs up today's roll call (3 votes short) that made Mohammed Osman Aden speaker. .5 Group 1. Bashiir Maxamed Jaamac 2. Biibi Khaliif Maxamed 3. Burci Maxamed Xamza 4. C/llahi Colaad Rooble 5. C/raxmaan Cabdi Cusmaan 6. C/weli Ibrahin Sheekh Muudey 7. Caadil Sheegow Sagaar 8. Cabdinaasir M. Cali 9. Dr Aadan Xaaji Ibraahim Dauud 10. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed 11. Fahmo Axmed Nuur 12. Ibraahiim Saalax Dayfullah 13. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi 14. Khadiija Maxamed Diiriye 15. Maryan Aweys Jama 16. Maxamed Axmed Keynan 17. Maxamed Cumar Caymow 18. Maxamed Cumar Dhalxa 19. Maxamed Cumar Maxamud 20. Maxamed Maxamuud Xeyd 21. Maxamuud Maxamed Jimcaale 22. Mohamed Warsame Mohamed 23. Mustafa Maxamed Cabdullahi 24. Saaqa Aden Mohamed 25. Shariif Maxamed Siidi 26. Shariif Maxamed Xasan 27. Tahliil Abdi Mohamed 28. Xasan Ibraahim maxamed 29. Xuseen Maxamed Muuse 30. Yuusuf Maxamed Ismaaciil 31. Yuusuf Xeyle Jimcaale List is complete D&MGroup 1. Aadan Ibrahim Dhaayow 2. Aadan Sheekh Maxamed 3. Abukar Cabdi Cusman 4. Aweys C/lahi Ibrahiim 5. Axmed Mayow Cabdulle 6. C/laahi Cabdi Garuun 7. C/llahi Xaaji Xasan 8. Cabdi Macalin Aden 9. CabdiKaafi Macalin Xasan 10. Cali Aadan Xuseen 11. Cali Sheekh Maxamed Nuur 12. Cusman Libax Ibrahim 13. Cusman Mukhtar Maxamed 14. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax 15. Dr. Muumino Sh. Cumar 16. Dr.Khaalid Cumar Cali 17. Eng Maxamud Maxamed Bonow 18. Fadumo Nuur Maxamed 19. Fowziya Maxamed Sheekh 20. Ibrahim Cali Cumar 21. Ibrahim Isaakh Yarow 22. ***** Maxamed Cali(Riino) 23. ***** Maxamed Maxamuud 24. Isgow Derow **** 25. Khaliif Sh. C/laahi 26. Luul Cabdi Aadan 27. Macalin Cali Aadan 28. Maryan Macalin ***** 29. Maxamed Cabdi Cali 30. Maxamed Cali Xuseen 31. Maxamed Cusman Jawaari 32. Maxamed ***** Cusmaan (Fanax) 33. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf 34. Maxamed Mursal Borow 35. Maxamed Rashiid Maxamed 36. Maxamed Sheekh Xasan 37. Maxamud Macalin Yaxye 38. Maxamuud Cabdi Xuseen 39. Mayow Mustaf Xasan 40. Mohamed Nuuraani Bakar 41. Muna Ibrahim Abiikar 42. Mustaf Mukhtar Gudow 43. Nuur Cali Aadan 44. Saalim Aliyow Ibrow 45. Samaan Maxamed Sheekh 46. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin 47. Sh.Shaacir Sh.Maxamed 48. Sharif Maxamed Cabdalle 49. Sharif Xasan Sh Aden 50. Xabiibo Maxamed Kheyr 51. Xasan Cusman Xuseen 52. Xasan Macalin Xuseen 53. Xuseen Cismaan Xuseen 54. Xuseen Maxamud Sh Xuseen 55. Yacquub Cali Maxamed Lix xildhibaan ayaa ka maqan D&M Group D Group (S&G Sub-Clans) 1. Aamino Cumar Jaamac 2. Abdulaahi Hussein Ali 3. Abdulaahi Cisman Ducaale 4. Abdulahi abyan nuur 5. Abdulahi Cumar Abshir Cumar 6. Ahmed Dhimbil Roble 7. Axmed Aadan Axmed 8. Axmed Aadan C/raxman 9. Axmed Xuseen Xasan 10. Busharo Cabdi Diriye 11. C/lle Xaaji Cali Axmed 12. C/naasir Gaarane mohamed 13. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim 14. C/qafaar Mohamed Oomar 15. C/raxman Maxamud Caateye 16. C/risaaq Daahir Maxamud 17. C/xakiim Cige Guuled 18. Caashakoos Maxamuud Cumar 19. Cabdalle Boss Axmed 20. Cabdi Xaashi C/llahi 21. Cabdirahman Ahmed Suge 22. Cabdullahi Qayad Barre 23. Cadar Abdi warsame ***** 24. Caddo Maax Faarax 25. Cali Xasan Guyow 26. Cisman Cilmi Boqare 27. Dr Siciid Mohamed Ali 28. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur 29. Duniya Maxamed Cali 30. Faaduma Xasan Cali 31. Faduma Odowa Rageh 32. Faysal Cumar Guuleed 33. Gen Siciid Xasan Geedi 34. Ismaciil Xassan Jaamac 35. Jaamac Axmed Maxamed Muse 36. Jaamac Axmed Maxamud 37. Jamaal Xasan Ismaaciil 38. Khadar Biixi Caalin 39. Khadra Ahmed Ibrahim 40. Mahad Cabdalle Cawad 41. Mahad Mohamed Ducaale 42. Maxamed Axmed Gurxan 43. Maxamed C/laahi Kaamil 44. Maxamed Cabdi Xayir 45. Maxamed Cali Xagaa 46. Maxamed Ismaciil Barkhadle 47. Maxamed Xasan Aadan 48. Prof Ahmed Ismail Samatar 49. Ridwan Hirsi Mohamed 50. Sahro C/qadir C/raxman 51. Saynab Maxamed Caamir 52. Xiis Hassan Aadan 53. Xiis Muuse Cawl Cali 54. Xuseen Arab Esse Xayd 55. Xuseen Cabdisalaan 56. Yusuf Dirir Abdi 57. Zakariye Xuseen Aare Afar Xildhibaan ayaa ka maqan D Group D Group (M&M Sub-Clan) 1. A/weli Maxamed Cali Gaas 2. Aadan Sidiiq Maxamed 3. Abdi Barre Yusuf Jibril 4. Abdi Mohamed Ali 5. Abdirashid Mohamed Hidig 6. Abdirisak Osman Hassan 7. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif 8. Abdulahi Bile Nor 9. Abdulahi Haji Dayib 10. Abdulaziz Abdulahi Mohamed 11. Ahmed Ismail Mohamed 12. Ali Ahmed Mohamed 13. Asad Maxamed Yuusuf 14. Axmed Aabi Aadan 15. Axmed Cusman Ibrahim 16. Bare Ugas Geedi 17. C/fataax Nuur Mataan Cabdi 18. C/laahi Maxamed Ciise 19. C/llahi Maxamed Xirsi 20. C/llahi Xasan Rooble 21. C/llahi Yusuf Xasan 22. C/llahi Yuusuf Cali 23. C/nasir Maxamed Cabdulle 24. C/qadir Aden Nuur 25. C/rashiid Xaaji Deerow 26. C/raxman Xoosh Jibriil 27. C/waxid Cabdullahi Jama 28. Cabdi Cabdulaahi Maxamed 29. Dahir Haji Gelle Farah 30. Da’ud Abdikarim Sh. Omar 31. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi 32. Dr. Cabdi Cali Xasan 33. Dr. Cali Khaliif Galayr 34. Hamza Sh. Husen 35. Hassan Abshir Farah 36. Isse Mohamed Ahmed 37. Mahdi Ali Osman 38. Maxamed Axmed Maxamud 39. Maxamed C/lahi Xasan 40. Maxamed Iidle Geedi 41. Maxamud Cali Magan 42. Mohamed Abdi Yusuf 43. Mohamed Ahmed Kulan 44. Mohamed Ismail Shuriye 45. Mohamed Sh. Aden Hirale 46. Mohamud Hayir Ibrahim 47. Muse Ahmed Ismail 48. Muse Hassan Abdulle 49. Muse Sheekh Cumar Jiis 50. Nuur Faarax Jaamac 51. Prof. Mohamed Abdi Mohamed 52. Saado Cali Warsame 53. Saalax Axmed Xuseen 54. Sacdiya Careys Ciise 55. Saciid Abdulahi Mohamed 56. Sadiiq Abdikariim Maxamed 57. Sahra Jama Ali 58. Siyaad Maxauud Shire 59. Xuseen Khalif Jama Laba xildhibaan ayaa ka dhiman D Group H-Group 1. A/qadir Cosoble Ali 2. A/raxman Ibrahim Ali 3. Abdirahman Kulmiye Hirsi 4. Abdisamad Maxamud Xasan 5. Abdulkadir Mohamed Aden 6. Abdullahi Jama Hussein 7. Amina Mohamed Abdi 8. Axmed Geedi Jimcaale 9. Bashiir Addow Alassow 10. C/laahi Goodax Barre 11. C/laahi Maxamed Adan 12. C/llahi Ali Axmed 13. C/qadir Cali Cumar 14. C/qadir Macalin Nuur Maxamed 15. C/qadir Sheekh Xanafi 16. Caasha Xaaji Cilmi 17. Cabdi Axmed Dhuxulow 18. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame 19. Cali Nuur Xuseen Cali 20. Cali Yuusuf Cusman 21. Ciise Wehelie Maalin 22. Cismaan Maxamed Cabdi 23. Cumar Cali Nuur Cumar 24. Cumar Islow Maxamed Abukar 25. Cusman Xaaji Cali 26. Daahir Aamin Jeesow 27. Daahir Xasan Cabdi 28. Dr Khaliif Maxamed Xaaji Xasan 29. Hassan Macalin Maxamud 30. Jawahir Axmed Cilmi 31. Mahad Maxamed Salaad 32. Maryan Cariif Qaasim 33. Maxamed Abukar Islow 34. Maxamed C/laahi Xasan 35. Maxamed Cabdalle Faarax 36. Maxamed Hasan Ibrahim 37. Maxamed Maxamud Guure 38. Maxamed Maxamud Ibrahim 39. Mohamed Ahmed Nur 40. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow 41. Naciimo Maxamed Gacal 42. Nadifo Maxamed Osman 43. Nuur Iidow Beyle 44. Nuur Maxamed Xuseen 45. Qaali Axmed Diiriye 46. Sacdiyo Cumar Sheegow 47. Samira Xasan Cabdulle 48. Shuriye Mumin Afrax 49. Ubax Tahliil Warsame 50. Xalimo Xasan Cumar 51. Xasan Macalin Maxamed 52. Xasan Shiikh Maxamud Calasow 53. Yuusuf Geele Ugaas Sideed xildhibaan ayaa ka maqan H Group So far we know 250+MPS were present for the role call. We know atleast 252 casted their vote for the speaker of parliament. At this time, no one can verify the accuracy of this list and its subject to change. Quote Share this post Link to post Share on other sites