MoonLight1 Posted August 17, 2012 Madaxweyne Sheikh Shariif oo ka hor yimid in dad gaar ah la bar tilaameeysto si looga saaro liiska xildhibaanimada Madaxweyne Sheikh Shariif Axmed oo kulan la qaatay ergayga gaarka ah ee QM ee Soomaaliya, Augustine Mahiga ayaa u sheegay in qalad tahay in qof odayshaa dhaqanka Soomaliyeed soo xuleen in ay liiska ka saaraan gudiga dib u eegida xildhibaanada taana waxuu yiri in aysanba awood u laheen uusana dhigeynin heshiisyadii Garoowe 1 iyo 2 Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la qaadan karin in shaqsiyaad gaar ah la bar tilaameysto oo liiska laga saaro iyadoona sharci daro tahay buu yiri qof aan danbi lagu soo oogin in leyska xukumo oo liiska laga saaro Kulanka lagu falan qeynaayey xildhibaanda la soo celiyey oo u badan kuwa koonfurta Soomaliya ayaa waxay isku raceen Madaxweynah Soomaliya iyo Mahiige in ay la raaco heshiiskii Garoowe loogana danbeeyo xildhibaanada soo xuludooda Odayaasha dhaqanka lagana daayo fara galinta lagu haayo xildhibaanda ee la bar bar tilaameysanaayo Xildhibaano qaas ah oo odayaashoo soo xusheen Hadalkaan mahiige iyo Sheikh Shariif ayaa ku soo aadayo Xildhibaano ay soo culeen odoyaasha dhaqanka dib loga saaray liiska laguna eedeeyey in ay hayeen hogaamiyasha dagaalka taa oo hada mooda in meesha laga saaray madaama aysan jirin cid si qaas ah maxkamad loo saaray oo danbiile iyadoona la sheegay Soomalida dhan in ay yihiin dagaal oogayaal madaama ay qaab qabiil isku dagaleen oo aysan jirin cid si qaas ah taa loogu eedeyn karo Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 The guy knows he can not survive with an educated clean parliament. he want the likes of xaaraan kunaax, Yaloxow and Qanyare who will jump on his wagon to be elected as MPs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 17, 2012 Sad....ignorant old men and corrupt politicians, they just gutted the committee. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread moony i expected more from you, fahanka kugu yar, you do realise that these would never vote in favour of shariif, shariif miyuusan aheyn ninkii ragaan hub ku dhigis ku sameeye in 2006, muuse and qanyare who had more than 200 teknikos ayaa hal maalin doon ka raacay Liido, and you actually believe they'll vote for the man who ruined their business, adeer naga daa dee Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 oba hiloowlow;857770 wrote: loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread moony i expected more from you, fahanka kugu yar, you do realise that these would never vote in favour of shariif, shariif miyuusan aheyn ninkii ragaan hub ku dhigis ku sameeye in 2006, muuse and qanyare who had more than 200 teknikos ayaa hal maalin doon ka raacay Liido, and you actually believe they'll vote for the man who ruined their business, adeer naga daa dee Oba correction, Qanyare & co were disarmed by the maxaakim back in 2006, and by the time they came back to Muqdisho AY era the Ethios then Amisom made them toothless, marka naga daa sheekada ah shariif baa hubka ka dhigay. shariifka is messing things up by claiming these baseless claims on wich-hunt of certain groups. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 17, 2012 oba hiloowlow;857770 wrote: loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool@thread moony i expected more from you, fahanka kugu yar, you do realise that these would never vote in favour of shariif, shariif miyuusan aheyn ninkii ragaan hub ku dhigis ku sameeye in 2006, muuse and qanyare who had more than 200 teknikos ayaa hal maalin doon ka raacay Liido, and you actually believe they'll vote for the man who ruined their business, adeer naga daa dee Sxb, people vote based on their interests. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 sxb you should've written Janaqoow iyo ragga ICU-da markaas goal ba dhalin kari lahayd... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 Somalia Sheikh shariif jailed their friend Maxamed dheere marku balaayo balaayo iska dhigay hadana Kenya uu jooga, so what interest is there, their candidate is Sakiin thats well known. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 17, 2012 Sharif is feeling the heat... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 17, 2012 MoonLight1....tan waa kaa hallawday. Aniga aragtidayda Shariif iyo Warlords isma jecla. Aala-Shiikh iyo Warlords heshiis ma ahan. Intii dowlad la dhisaayey sannadihii Shariif ahaa madaxweynaha hal warlord oo ka mid ah kuwii ugu caansanaa maku aragtay? Taas baa kuu daliil ah. Nimankii xildhibaannada ee Shariif Xasan ceyrin rabey markii ay madaxweynaha isku dhinaca ahaayeen waxaa hoggaaminayey warlords...Idaacadaha inay "Najis Najis dhalay ka lahaayeen rag ka mid ah marag baad ka tahay":D Oba siduu sheegay Maxamed Dheere waa la xiray, Salaad Jeelle is anti-Sharif, etc. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 Abwaan;857787 wrote: MoonLight1....tan waa kaa hallawday. Aniga aragtidayda Shariif iyo Warlords isma jecla. Aala-Shiikh iyo Warlords heshiis ma ahan. Intii dowlad la dhisaayey sannadihii Shariif ahaa madaxweynaha hal warlord oo ka mid ah kuwii ugu caansanaa maku aragtay? Taas baa kuu daliil ah. Nimankii xildhibaannada ee Shariif Xasan ceyrin rabey markii ay madaxweynaha isku dhinaca ahaayeen waxaa hoggaaminayey warlords...Idaacadaha inay "Najis Najis dhalay ka lahaayeen rag ka mid ah marag baad ka tahay":D Oba siduu sheegay Maxamed Dheere waa la xiray, Salaad Jeelle is anti-Sharif, etc. Abwaan ogow waxani waa siyaasad, "no eternal friend or enemy but eternal interest" shariif hadafkiisa koowaad iyo kiisa labaadba waa suu ku heli lahaa kursiga 4 sanoo danbe, haddii ibliis uu soo gali karo baarlamanka oo uu u balan qaado codkiisa shariifka wuu u doodi lahaa siduu kusoo galo baarlamanka. Marka shariifka wuxuu dareemay nimankii ballamaha ka qaaday oo irida lagu wada heysto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 17, 2012 Moon waa runtaa oo wuxu waa siyaasad laakiinse isaga ragga kulaylka ku haya waa Aala-Shiikh iyo rag lacag iyo magac qabiil ku faani rabey oo ku soo bixi rabey oo isaguna uu gadaal ka riixayey. Anigu sidaan qabo, ninka ka xumaaday in la saaray dagaal-oogeyaasha waa Shariif Xasan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 Abwaan;857790 wrote: Moon waa runtaa oo wuxu waa siyaasad laakiinse isaga ragga kulaylka ku haya waa Aala-Shiikh iyo rag lacag iyo magac qabiil ku faani rabey oo ku soo bixi rabey oo isaguna uu gadaal ka riixayey. Anigu sidaan qabo, ninka ka xumaaday in la saaray dagaal-oogeyaasha waa Shariif Xasan. haye adiga waa booteyneysay xaley, maxaa xog ah ood heysaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 17, 2012 loool...Moon, weli wakhti ma helin runtii. Warka iskama soo abuurto dee, fadhi-ku-dirirna ma tago. I try my best to get the most accurate update. Busy with work and tired lately. To be honest issues on Somali politics were not on the top of my list in the last few days, laga yaabee xitaa Illaa ciidda inaanan isku mashquulin. I am just reading comments over here. Adigu maxaad haysaa? Mooge ayaantaan waa la waayey isagana, malaha dhexdhexaadin arrintii kuraasta baarlamaanka ayuu ku maqan yahay. Moon, I enjoy being dhexdhexaad on the current top leaders issues. Of course I still support Dr. Bashir Loyan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 17, 2012 I must agree with Abwan on this it's Sharif Sakiin, however we never had a court so it's Public court that should bar these men from the parliament..... Quote Share this post Link to post Share on other sites