MoonLight1 Posted August 17, 2012 http://horseedmedia.net/2012/08/17/siyaasiyiin-loo-diidey-in-ay-galaan-baarlamaanka/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 17, 2012 C/raxmaan Ibbi, C/casiis Sh. Yuusuf, Maxamed Dhalxa iyo Shariif Xasan Sh. Aaden isku mar ayee xildhibaano wada noqdeen, waligoodna qabqable ma noqon. Marka sababta Shariif Xasan iyo Dhalxa loogu ogalaaday inay xildhibaanada cusub ka mid noqdaan laakiin Ibbi iyo kuwa la mid ah loo diido ma aqaani. Teeda kale ra'iisul wasaaraha ayaa ku jiro liiska iyo wasiirada kale. Iyagoo xil haayo, oo dowladaan la dhisaayana aasaaskeeda qeyb lahaaa in lagu daro ma ahayn xildhibaanada cusub. Waa masuqmaasuqnimo markaas. Waaku raacsanahay in laga reebo dagaaloogiyaashii. Taas waa loo baahnaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Waranle_Warrior Posted August 17, 2012 Good, get more of them to be blacklisted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 17, 2012 very corrupt group. good decision. sharif xasan was let go because it is best interst of country not to drag this goverment into division again. most international community recognizes him therefoere he is legit. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Mooge...if we are talking about corruption, a lot of those in today's list are more corrupted than these men. I don't support the individuals whose photos are shown above to be included in the parliament, but how are the likes of Shariif Xasan, Xassan Abshir, Tarzan and Maxamed Cabdi Yuusuf different from them? I giuess If they are not worse, they are not better than them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Mooge;857874 wrote: very corrupt group. good decision. sharif xasan was let go because it is best interst of country not to drag this goverment into division again. most international community recognizes him therefoere he is legit. Are you saying that you are legit if your clan can boycot a meeting just because somebody mentions your nickname? Amaad ka shallaysaa arrintaan oon aragnaa adigoo leh waa nala siray? You think dowlad Shariif Xasan hoggaamiyo inay Soomaaliya meel geyneyso waayo sida hadda wax u socdaan he is the winner. Afarta wasiir ee C/Weli ee Goodax, Xoosh, C/Wahaab iyo Carab Ciise yeysan ku sirin. Sharif Xasan wuxuu ka shaqaynayaa in Baarlamaanka D-Block or H-Block la siiyo markaasna uu madaxweyne 1-0 ku qaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites