Jacpher Posted August 18, 2012 oba hiloowlow;857753 wrote: ^^ Dadka xamar qasaayo waa dad 91dii beledka soo degay dadkii lahaay hadii lo dhaafi lahaa saan ma ahaateen maanta walahi, waxaa ay tolka uu taageerayaan walxa ku jirto i will let you figure it out. Widaay hadda waxaad leedahay Reer Banaadiri hadii loo deyn lahaa magaaladooda Xamar, maanta shiddadaan ma dhacdeen? :D Meeqa warlord ayaa xamar ka jiray ama ka farcamay horta compared to other southern cities over the years? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 sxb everyone knows the true owners of xamar in ay dhibka somalia ka qeyb qaadanin , warlordyada aad ka hadleysid waa kuwo Caadleey,Mahaaday, Ruun nirgood,dhuusa mareeb, Ceelbuur,Gaalkacyo,Cadaado ka imaaday,, Xamar ninkii ku dhashay kuna barbaaray ab ka ab degenaa wallee sidaan ma yeeli lahayn.. Xamar waala Xumeeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted August 18, 2012 Cali Mahdi, Max'ed Dheere, Yalaxoow kuma jiraan Xamar warlords miyaa? I am here to count them all regardless of clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 Ali mahdi warlord ma ahan, siyaasad kuma jiro,, yalaxoow on the other hand is from ruun nirgood, maxamed dheere is from jowhar, nothing to do with xamar sheegato waa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Oba, sidii hore inaad ku waddo ayey ku habboonayd, emotion iyo Somalia maxaa sidaan u galay bay mareysey, haddana hebel warlord ma ahan baa ku xigtay.... Duqa laba faras lama fuuli karo, mid Soomaaliya lagu dhisaayo iyo mid cid lagu difaaco, haddii kale labadaba waa laga dhacaa....Si ay Soomaaliya u hagaagto qofba yaan la difaacin, qofkii sharaf gaar ah leh wakhtiga ayaa sheegaya. MoonLight1, koofurta Soomaaliya waxay ka degi la'dahay, dadka koofurta iyo kuwa Soomaaliya inteeda kaleba. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 cid cid maha sow anigii m dheere iyo yalaxoow sheegey wixii yihiin ina jelle iskaba daay, i know ali mahdi personally nin xun maha, lacag dadoow ma cunin, waxa kaliya lagu eedi karo waa burburka xamar asna waa uu ka shalaaye maanta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Oba, Burburka Xamar wax ka xun miyaa jira? aniga aragtidayda qofka yaan la difaacin. I know inaadan difaacin M Dheere iyo Yalaxoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 wax ka xun aa jiro maa dhahay sxbow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Maya laakiin, burburka Xamar ayaanba la qaadi karin culayskiisa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 waa runtaa ma diidani ani taas Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 thanks for the is-fahan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2012 Soomaaliya waa dhismee insha Allah, Koofurtuna waa camirmaysaa waayo waxay leedahay waxyaabo aan dalka meelo badan laga helin. Dadkuna waa isku soo noqonaa insha Allaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 Inshallah Ilaahay haka dhigo, amiin amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
somalee Posted August 18, 2012 oba hiloowlow;857734 wrote: I hope Somalis understand this is the last chance fursadaan hadii lagu cayaaro then i'll support Somaliland walahi, puntland waxaan dhihi lahaa idinkana goosta, konfur na maamulo ha sameeystan balkan cml aa iska noqono, :@ May Allah help them. These guys haven't changed for 2 decades. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 18, 2012 Xaaji Xunjuf;857920 wrote: Why would they be against development someone is not telling the whole story Who are these people where did they came from LOL thats Easy i'll just let you figure it out. Quote Share this post Link to post Share on other sites