oba hiloowlow Posted August 17, 2012 Hey'adaha Turkiga ee ku howlanaa mashaariicda horumarineed ee ay ka wadeen magaalada Muqdisho ayaa si KMG ah u hakiyay, sababo la xiriira xilliga kala guurka ee lagu jiro, iyo xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Caasimada Muqdisho, oo la filayo in dhowaan ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada. Mashaariicdan ayaa isugu jirtay dhismayaal iyo arrimo horumarin ah oo isugu jira dhismayaasha xarumaha dowladda, goobaha waxbarashada, Suuqyo iyo goobo kale, iyadoo lagu soo koobay oo kaliya howlaha sama falka iyo adeegyada caafimaad ee ay wadaan. Wararka ayaa sheegaya in ilaa inta laga soo dhisayo dowlad cusub la hakiyay howlaha horumarineed ee Turkiga ka waday, waxaana taas sabab looga dhigay is bedelka siyaasadeed ee ay galeyso Soomaaliya. Howlihii qaadista Ardayda ayaa iyana la hakiyay ilaa bisha Seprember, waxaana ku jiray Arday loo qaadi lahaa dalka Turkiga oo waxbarasho heer jaamacadeed iyo dugsi sare loogu geyn lahaa, waxaana horay u jiray Arday fara badan oo Turkiga waxbarasho loogu qaaday. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo dhowaan ka hadlay munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay dadka Muqdisho in aanay dooneyn in la dhiso magaalada lagana fuliyo mashaariic horumarineed, isagoo tusaale u soo qaatay goobo loo qorsheeyay in la dhiso inay dadka diidan yihiin. Turkiga ayaa heshiis 40-sano kula galay dowladda KMG inay howlo mashaariic horumarineed oo isugu jira dhismaha Isbitaalo, goobo waxbarasho, Xarumaha dowladda, dhismaha wadooyinka iyo mashaariic kale ka fuliso gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo haatan ku howlan tahay dhismaha Isbitaal iyo Xarun Agoon oo laga dhisayo magaalada Muqdisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 I hope Somalis understand this is the last chance fursadaan hadii lagu cayaaro then i'll support Somaliland walahi, puntland waxaan dhihi lahaa idinkana goosta, konfur na maamulo ha sameeystan balkan cml aa iska noqono, :@ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 17, 2012 You are defeatist! N what are you anyway? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 Che i was watching this documentary about the somali galbeed war 77 and while i was watching it i browsed jowhar.com and saw this news i got angry, 22 years and we still dont have functioning government you have to admit sxb been ma laysku sheegi karo, this is really really the last chance, I hope the somali people and the candidates realise that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 17, 2012 As long as you are dissociating from the situation and referring your people in third person, nothing will change. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 yo halahaan ka badan ya dulqaadan karo this is the last chance and its not that i want dissociation im not even supporting federalism balkanization iskaba daaye , there is nothing more i want than somalis being united walahi bilahi, so this is the last chance awal kmg ay aheyd hada taasi waa laga baxay so in talaabada lagu socdo waaye i dont want dagaal danbe gadaal gadaal aanu uu soconay for 22 years its enough hada waa hore in loo socdo Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 Oba. Kulu fitna cinda geel ma maqli jirtay. Dhibka soomaali heysto wuxuu ka billawdaa kuna dhamaadaa koonfur. soomaalida kale waxoogaa maamul iyo kala danbeyn baa ka jirta, laakiin meesha urtay ee 22 sano dhib, iyo qax uu ka taagnaa waa koonfur waliba Baladweyne iyo wixii ka hooseeyo. Marka dadka deegaanadaas waa inay garwaaqsadaan saan dan inooma aha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 ^^ Exactly konfur maha ee waa caasimadda kaliya problemka xagga heysta waa layska yaqaan nabad-diid badan ayaa joogo oo maanta waxa ay heystaan waayi doono marka dadka noocaas baa hurinaayo dowladda cusub waxaa la rabaa dadka nabad-diidka gacan bir iney ku qabtaan, somali waxaa ku fiican nin aan uu naxeynin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 17, 2012 oba hiloowlow;857742 wrote: ^^ Exactly konfur maha ee waa caasimadda kaliya problemka xagga heysta waa layska yaqaan nabad-diid badan ayaa joogo oo maanta waxa ay heystaan waayi doono marka dadka noocaas baa hurinaayo dowladda cusub waxaa la rabaa dadka nabad-diidka gacan bir iney ku qabtaan, somali waxaa ku fiican nin aan uu naxeynin. Oba I am sorry but dadka Nabada diidka ah tolka ayaa ku taageersan inay nabadda diidaan, take forexample, Qanyare's clan, they are insisting him to be made an MP. this guy who was suckling Muqdisho's blood for the last 20 years is a hero in their eyes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 ^^ Dadka xamar qasaayo waa dad 91dii beledka soo degay dadkii lahaay hadii lo dhaafi lahaa saan ma ahaateen maanta walahi, waxaa ay tolka uu taageerayaan walxa ku jirto i will let you figure it out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 17, 2012 I dont understand the turks will continue the projects they just stopped because of the elections Be a bit more optimistic oba for the first time in 21 years xamar is under one admin all can be rebuild with the real leadership. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo dhowaan ka hadlay munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay dadka Muqdisho in aanay dooneyn in la dhiso magaalada lagana fuliyo mashaariic horumarineed, isagoo tusaale u soo qaatay goobo loo qorsheeyay in la dhiso inay dadka diidan yihiin. Xaaji this is what im concerned about. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 18, 2012 Why would they be against development someone is not telling the whole story Who are these people where did they came from Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted August 18, 2012 Che -Guevara;857736 wrote: N what are you anyway? His better than you Al shabab terrorist sympathizer now turned pro government when they got defeated. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 18, 2012 ^Piss off-don't interrupt when two Southerners are talking. Keep yourself busy with Granpa Galeyr and Shangole. Quote Share this post Link to post Share on other sites