Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Way to go Somalis. Smh

Recommended Posts

Hey'adaha Turkiga ee ku howlanaa mashaariicda horumarineed ee ay ka wadeen magaalada Muqdisho ayaa si KMG ah u hakiyay, sababo la xiriira xilliga kala guurka ee lagu jiro, iyo xiisadaha siyaasadeed ee ka jira Caasimada Muqdisho, oo la filayo in dhowaan ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada.

 

Mashaariicdan ayaa isugu jirtay dhismayaal iyo arrimo horumarin ah oo isugu jira dhismayaasha xarumaha dowladda, goobaha waxbarashada, Suuqyo iyo goobo kale, iyadoo lagu soo koobay oo kaliya howlaha sama falka iyo adeegyada caafimaad ee ay wadaan.

 

Wararka ayaa sheegaya in ilaa inta laga soo dhisayo dowlad cusub la hakiyay howlaha horumarineed ee Turkiga ka waday, waxaana taas sabab looga dhigay is bedelka siyaasadeed ee ay galeyso Soomaaliya.

 

Howlihii qaadista Ardayda ayaa iyana la hakiyay ilaa bisha Seprember, waxaana ku jiray Arday loo qaadi lahaa dalka Turkiga oo waxbarasho heer jaamacadeed iyo dugsi sare loogu geyn lahaa, waxaana horay u jiray Arday fara badan oo Turkiga waxbarasho loogu qaaday.

 

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo dhowaan ka hadlay munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay dadka Muqdisho in aanay dooneyn in la dhiso magaalada lagana fuliyo mashaariic horumarineed, isagoo tusaale u soo qaatay goobo loo qorsheeyay in la dhiso inay dadka diidan yihiin.

 

Turkiga ayaa heshiis 40-sano kula galay dowladda KMG inay howlo mashaariic horumarineed oo isugu jira dhismaha Isbitaalo, goobo waxbarasho, Xarumaha dowladda, dhismaha wadooyinka iyo mashaariic kale ka fuliso gudaha dalka Soomaaliya, iyadoo haatan ku howlan tahay dhismaha Isbitaal iyo Xarun Agoon oo laga dhisayo magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope Somalis understand this is the last chance fursadaan hadii lagu cayaaro then i'll support Somaliland walahi, puntland waxaan dhihi lahaa idinkana goosta, konfur na maamulo ha sameeystan balkan cml aa iska noqono, :@

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che i was watching this documentary about the somali galbeed war 77 and while i was watching it i browsed jowhar.com and saw this news i got angry, 22 years and we still dont have functioning government you have to admit sxb been ma laysku sheegi karo, this is really really the last chance, I hope the somali people and the candidates realise that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

yo halahaan ka badan ya dulqaadan karo this is the last chance and its not that i want dissociation im not even supporting federalism balkanization iskaba daaye , there is nothing more i want than somalis being united walahi bilahi, so this is the last chance awal kmg ay aheyd hada taasi waa laga baxay so in talaabada lagu socdo waaye i dont want dagaal danbe gadaal gadaal aanu uu soconay for 22 years its enough hada waa hore in loo socdo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba. Kulu fitna cinda geel ma maqli jirtay. Dhibka soomaali heysto wuxuu ka billawdaa kuna dhamaadaa koonfur. soomaalida kale waxoogaa maamul iyo kala danbeyn baa ka jirta, laakiin meesha urtay ee 22 sano dhib, iyo qax uu ka taagnaa waa koonfur waliba Baladweyne iyo wixii ka hooseeyo. Marka dadka deegaanadaas waa inay garwaaqsadaan saan dan inooma aha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Exactly konfur maha ee waa caasimadda kaliya problemka xagga heysta waa layska yaqaan nabad-diid badan ayaa joogo oo maanta waxa ay heystaan waayi doono marka dadka noocaas baa hurinaayo dowladda cusub waxaa la rabaa dadka nabad-diidka gacan bir iney ku qabtaan, somali waxaa ku fiican nin aan uu naxeynin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;857742 wrote:
^^

Exactly konfur maha ee waa caasimadda kaliya problemka xagga heysta waa layska yaqaan nabad-diid badan ayaa joogo oo maanta waxa ay heystaan waayi doono marka dadka noocaas baa hurinaayo dowladda cusub waxaa la rabaa dadka nabad-diidka gacan bir iney ku qabtaan, somali waxaa ku fiican nin aan uu naxeynin.

Oba I am sorry but dadka Nabada diidka ah tolka ayaa ku taageersan inay nabadda diidaan, take forexample, Qanyare's clan, they are insisting him to be made an MP. this guy who was suckling Muqdisho's blood for the last 20 years is a hero in their eyes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Dadka xamar qasaayo waa dad 91dii beledka soo degay dadkii lahaay hadii lo dhaafi lahaa saan ma ahaateen maanta walahi, waxaa ay tolka uu taageerayaan walxa ku jirto i will let you figure it out.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I dont understand the turks will continue the projects they just stopped because of the elections

Be a bit more optimistic oba for the first time in 21 years xamar is under one admin all can be rebuild with the real leadership.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo dhowaan ka hadlay munaasabad ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir ayaa ku eedeeyay dadka Muqdisho in aanay dooneyn in la dhiso magaalada lagana fuliyo mashaariic horumarineed, isagoo tusaale u soo qaatay goobo loo qorsheeyay in la dhiso inay dadka diidan yihiin.

Xaaji this is what im concerned about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Che -Guevara;857736 wrote:
N what are you anyway?

His better than you Al shabab terrorist sympathizer now turned pro government when they got defeated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this