Liibaan Posted August 16, 2012 Agustine Mahiga: "Markii Horeba Khalad Ayey Ahayd In Xildhibaanada Beelaha KHaatumo State La Fargeliyo!" Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah. Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 16, 2012 Shirkii Garaadada/ Madaxda Dhaqanka KHaatumo Iyo Mahiga oo Guulku Dhamaaday Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in siyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 16, 2012 Agustine Mahiga” Waa Khalad Wayn In Lafarageliyo Xubnaha Beesha KHaatumo http://www.boocameonline.com/2012/08/16/agustine-mahigawaa-la-la-xisaab-tamayaa-cida-fara-galisey-xubnaha-ay-soo-xusheen-beelaha-dhul-bahante/ Kulan saxaafada loo diiday oo ka dhacay xarunta xalane ee duleedka Garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kaasoo ay wada yeesheen odayaasha dhaqanka Khaatumo State oo uu horkacayo Garaadka guud Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Ergayga gaarka ah ee Q,M u qaabilsan arimaha Soomaaliya Amb: Agustine Mahiga ayaa ku dhamaaday is afgarad wanaagsan. Kulankan ayaa lagu lafo guray dhacdooyinkii danbeeyey ee uu ka mid ahaa shirkii afartii ilaa lixdii bishan ka dhacay Nairobi oo lagu farogeliyey beeasha KHaatumo keliya, taasoo wlaac badan ku abuurtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo odayaasha dhaqanku kaga hadleen farogelinta lixaadka leh ee kaga socota siyaasiyiinta. Ergayga Q,M Mahiga ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dibudhaca lagu sameeyey xildhibaanada beesha KHaatumo iyo Ragaadiska lagula kacay, isla markaana wuxuu ka shalaayey in markii horeba ay khalad ahayd in beel intaas le eg oo sidaas isugu duuban lagu farogashado arimaheeda Daakhiliga. ” Gudidaya odayaasha ee Khilaafka ayaa arimahan ka wakiil ah,” hadii uusan jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya beesha dhexdeeda waxaa deg deg loogu baahan yaha in la socod siiyo xubnahan, waxaanka xunahay dhibka la idin gaystay waana lagula xisaabtaaya cidii ka danabysay”’, ayuu yidhi mahiga Shirka ayaa ugu danbeyntii go’aankiisi noqday in la xoojiyo heshiiskii ahaa in odayaasha dhaqanka ee Khilaaf saarka loo daayo arimahan, isla markaana farogelinta laga joojiyo, ayadoo looga digay in nsiyaasiyiintu ka weecdaan arimahan noocan ah. Boocame Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 16, 2012 mahiga's meeting was closed doors and no media was allowed. nice try to fabricate something he never said. loool. ssc elders are deadlocked in dividing the 5 mps because of galeyr who wants to be mp but some elders are totally against that. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 16, 2012 Interesting story, are we still arguing about 8 MP's ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 16, 2012 Mooge;857488 wrote: mahiga's meeting was closed doors and no media was allowed. nice try to fabricate something he never said. loool. ssc elders are deadlocked in dividing the 5 mps because of galeyr who wants to be mp but some elders are totally against that. The elders/Garaado of SSC-KHaatumo State will select all SSC MPs, like Somali regions/clans. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 16, 2012 Liibaan, were you not the fellow who used to tell us that Khatumo was invited to the London Conference on Somalia? Why should we belive what you tell us now? . Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 16, 2012 'Liibaan';857502 wrote: The elders/Garaado of SSC-KHaatumo State will select all SSC MPs, like Somali regions/clans. Who is stopping from selecting their MP's? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 16, 2012 General Duke;857510 wrote: Who is stopping from selecting their MP's? No one can stop Khaatumo Garaado to select all KHaatumo MPs. but Warlord Faroole is trying to interfere with the process. alhamdulilaah he failed now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 16, 2012 Congrats to Khaatumo State. Khaatumo way guuleesatay horumarna way gaadhay. Halkaasna khaatumo waxay ku gadheen halgankoodii iyo midnimadooda. Umad walba maamul logu so hagaago iyo midnimo haday muujiso way gaadhasa meel wanaagsan. Waxaan leeyahay halka kasii wada. Midnimo iyo gobanimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites