Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 16, 2012 Wadaadadeena hore ma diidin laakiin si kale u micneysteen xadiiska, taas oo ah waraabaha iyo yeeyga Soomaaliya laga helo wuu ka duwanyahay kan Carabta cuni jireen oo ahaa mid aan noolaha cunin hence its hilib xaaraan u ahaa. I believe them than Barbaartaan wareersan maanta socoto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 16, 2012 Maxaa u cadeeyay wadaadadeenii hore in Waraabaha Somalia laga helo uu kaduwanyahay kan lagahelo Sacuudi Arabia? Ani waxay ilatahay waxay ku base-gareeyeen dhaqankeena oo way u cuntami waysay Waraabe Somalia laga cunaayo taasna diin ma noqon karto maxaa yeelay rabitaankaaga ama nacaybkaaga kumatiirin kartid mas'alo islaami ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 16, 2012 Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer. Many Scholars including Abu Haneefah, Maalik and ath-Thawree have prohibited the eating of hyena based on this hadith: Ibn Abbas reported that Allah’s Messenger (may peace be upon him) forbade (the eating) of all the fanged beasts of prey, and of all the birds having talons. [sahih Muslim, Book 021, Number 4754] Xigasho Is hyena a fanged beast or not? Marka ha deg degin, it is not black and white. Umul aragtidiisa dhiibtay, it is not like the final decision rests on him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 16, 2012 Waxaan kawadaa maadaama wadaadadeenii ay madhabta shaafici raacsanaayeen oo adkeed inay ku khilaafaan any mas'alo , maxaa keenay inay tan ku khilaafaan? Taa waxay kutusaysaa inay dhaqan ahaan u cuntamiwaysay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 16, 2012 Shaafici nabi lasoo diray ma ahayn. Hadduu asaga xalaal waaye yiri inaa ku raacdid waajib ma'aha. Eniwey, inta ka dhageyso Sh. Maxamuud Awcabdulle Cariif oo xaaraameeye cunida dhurwaaga: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 16, 2012 ^^ Waawareey, Soomaalida madhabka ay haystaan waakee??, Culimadeenna hore madhabkee heysteen?, Saxib Shaaficiyyah waaye culimadeenna, Shaaficina wuxuu ahaa Sheekha Axmed Ibn Xambal, markaa ma waxaad leedahay madhabkeenna aan ka tagno oo kan Xambaliga aan aadno oo ahaa arday!?. By the way Xambali Sacuudiga aa laga heystaa!. teeda kale wax aadan aqoon u lahayn iska dhaaf waa ku wareeree, wararka & waxaas google-ka ka raadi ama wax wax kaaga billaaban yihiin, fiiri qaladkaad gashay durbadiiba: Maxaa ka hadleysaa, widaay. Waa Shaafici qofka baneeye, whereas Xambali and others waa xaaraameeyeen. Is Imaam Xambali against diinteena ? No. Marka wadaadadeena hore wey saxsanyihiin, waana ku raacsanahay kun jeer. Xambali nin la yiraahdo maba jiro ee madhabka Axmed ayaa la yiraahdaa: Xambali!, teeda kale Axmed Shaafici ayuu ku raacsanyahay inuu bahalku banaanyahay!, isla source-gaaga aad halkan ku soo qortay baa sidaa u qoran!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 16, 2012 ^^ Kadaafi above ayaa ka sii daray and peppered his post with lots of buzz words such as ijmaac, ijtihaad and that phrase most beloved of ignorant westerners; WHAABI! Yet, he still ignored the fact that three of the main sunni madhabs consider the eating of the waraabe meat xalaal. It's real sad when one confuses the faith as some sort of pillar of nationhood rather than something that transcends all. Waxaan o maleenaya kitaabko hadoo af somali ku dagi laha, qaar ayaa hada Kismaayo "mayonnaise-kooda" la ordi laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted August 17, 2012 ^ lol Dadka waxaa iskaga qasan dhaqanka iyo Diinta. ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 17, 2012 caalimkeyga Sheikh Mohamud abdulle ow-ariif hadii uu xaraantimeeye waa hagaag, waan ayiday, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 17, 2012 Enough said. Wadaadeenii hore waa noolyihiin, waa Eebbe mahadiisa. Abkoow Carabdoon iyo Carab caabud diinta ima baraayaan maanta. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 18, 2012 ^ qaladkaaga ma qiratay horta?. NGONGE, sax qadaafi maba kala jecli, oo isagu google-kaba ma isticmaalin oo maskaxdiisa ayuu waxan ka keensaday ee kan dhanee mod-ka ah ee quality-ga meesha inuu hagaajiyo la rabay ee haddana inta badan isaga plunder hagaajinaaya!. Ps. MMA, next time aad carab wax ka sheegeysid xusuusnoow in suubanaha (as you would like to call him) is himself ana arab, wixii aad ka sheegto carabta asna waa ka sheegtay!. Quote Share this post Link to post Share on other sites