Samafal Posted August 15, 2012 Wallaahi waa la isku dambaabay ilaahay ceeb ha asturo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 15, 2012 Allah haa u naxariisto, dhamaan dadka shacabka ah ee Siilaanyo iyo maleeshiyadiisu ku laayeen dhulkoodii. Samir iyo iimaan dhamaan eheladii iyo qarabadii dadkii ku naftooda ku waayey dagaaladii SL kusoo qaaday Buhoodle Iyo Cayn. Gacan ka xaqdaran baa heshay Waa nasiib darro, in wali 22 sano kadib dagaalo sokeeye ka socdaan dalkeena Soomaalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 16, 2012 few grave diggers think they can ova shadow millions of somalis they destroyed under siyaad. Good reason for you to keep fighting. alla ha u naxariisto all the dead but this fake. Quote Share this post Link to post Share on other sites