Sign in to follow this  
Dr_Osman

Oh my god. Another heavyweight declares his ticket. Hassan abshir farax

Recommended Posts

Dr_Osman   

Waxaan ahay Musharax M/weyne waxaana ka codsanayaa Musharaxiinta Beeshayda inay ii tanaasulaan:Codsi uu jeediyay Musharax Xasan Abshir

 

Written by Administrator

Saturday, 11 August 2012 13:19

 

Xasan Abshir Faarax oo Raizul Wasaare mar kasoo noqday Dowladii uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xasan xilal kala duwana kasoo qabtay Dowladahii Dalka soo maray xiliyadii kala duwanaa ayaa Maanta ku dhawaaqay in Musharax yahay.

 

Xasan Abshir ayaa sheegay in Maanta ku dhalatay in uu isku soo sharaxo Jagada Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya kadib markii uu arkay dhibaatada dalka heesata isagooan xusay in uu doonayo in uu dalka iyo dadka samatabixiyo .

 

Musharax Xasan Abshir Faarax ayaa sheegay in uu wax badan ka qaban doono hadii loo doorto Madaxweyne isagoona xusay in uu ka cosdsanayo Musharixiinta kale ee Walaalhiis ah isku beeshana yihiin in ay u tanaasulaan si uu umada u badbaadiyo Dowladnimana u horseedo.

 

‘’Waxaan ka codsanayaa Musharixiinta Xilka Madaxweyne u tartamaya ee kasoo jeeda beesheeda in ay ii tanaasulaan oon aniga Madaxweyne Dalka ka noqdo , aniga dhoor mar hore ayaan u tanaasulay markayga hala ii tanaasulo ,Hadii la ii tanaasuli waayana Qo walbol calafkiisa ayuu cunaya wax uur kutaalo iyo xaasinimadana uma qabayo walaalaheyga.’’ Ayuu yiri Xasan Abshir Faarax.

 

Xasan Abshir Faarax waa siyaasi rug cadaa ah xilal kala duwana kasoo qabtay Dowladihii Dalka soo maray ay ugu horeesay Dowladii Siyaad Barre iyo Dowladihii ka dambeeyay waana nin fahansan hab maamulka Dowladnimo.

 

Musharaxan Cusub ee Maanta isa soo taagay ayaa kusoo aadaya xili ay sii kordhayaan Musharixiinta isku soo taageysa in Madaxweyne Dalka kanoqoto kuwaa oo doonaya in 20-ka Agoust Dowlada Rasmiga ah ee Soomaliya in nin waliba uu isagu hogaanka u qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

oh my god, cat law is in full effect right now. Somalia's leading state candidates are coming out of the wood works and declaring they're meal ticket to villa somalia. Oh my god there is going to be huge shake up in this election

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this