Liibaan Posted August 13, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Buuhoodle Oo Soo Dhaweeyey In Uu Markale Jagada Madax Tinimada Somaliya Uu Ku Guulaysto Mudane Shiikh Shariif Shacabka Ku Dhaqan magaalada buuhoodle ayaa taageero lixaad badan udiray madaxwanaha somaliya mudane shiikh shariif shiikh axmed. waxa ayna tv ga caalamiga ah ee universal tv usoo bandhigeen dareen koodi ku aadana taageerada lixaadka badan ee ah uhayaan madax wayne shiikh shariif shiikh axmed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 13, 2012 MashAllah Alloow dhoowr reer Khaatumo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 13, 2012 good. this is what i like, people voting on merit or pure interest, not blind clannish ina adeer. Buuhodle for Shariif, Luuq for Abdiwali, what next Caluula for Baadiyow;) Somalia is on the right direction. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 13, 2012 ^^ Indeed things are going to the right direction saas ayaa la rabaa mardhoow ina adeernimada waa laga ilbaxaa gebi ahaantiisa inshallah like back in the days in xamar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 13, 2012 People are now looking at state interests rather than clan affiliation, so where's the argument against federalism now? Good for Khaatumo movement :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 13, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Aqoonsi Buuxda Ka Helay Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 13, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waa Guul u Soo Hoyatay Ummadda Soomaaliyed, Waxaana u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 13, 2012 oba hiloowlow;856731 wrote: MashAllah Alloow dhoowr reer Khaatumo! Allow dhow reer Khaatumo Iyo dhamaan Ummada Soomaaliya, amiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 13, 2012 I don't get the connection between reer buhoolde and sh sharif is he going to appoint a prime minister from buhoodle I get the support of galkacyo for abdiweli. I even understand why the luuq mayor supports abdiweli But if sh sharif appoints abdikarim as his pm than I can understand it Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 13, 2012 Xaaji its just xiriir walaaltinimo nothing else Quote Share this post Link to post Share on other sites