Showqi Posted August 11, 2012 Maaddeey;856450 wrote: Showqi, haddaan ku iraahdo Amisom ha baxdo tfg na hubka shabaab ka soo wareejiso ka warran?. Maaddeey, sababta ay Amisom Soomaaliya u timid waa madax adeyga iyo ismiidaaminta Al-Shabaab marka xujadda intaa iska deysaan shacabka masaakiinta ah amaan ha la siiyo. Irsaaqada illaahay baa haya, jawaan bariis ah iyo caagad saliid ah waxaa ka muhiimsan dadka oo xoriyadooda iyo xoolahooda loo daayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted August 11, 2012 Dadka xoolahooda kuwa aad hubka ha lagu wareejiyo leedahaa qatar ku ah, sxb. Wax reer dhoobooy ah ood taqaanno wareyso hadaadan i rumeysanaynin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Raamsade Posted August 11, 2012 Well this is a giant about face for Alshabab going from indulging in the fine art of grave desecration to helping the poor. But then desperate times call for desperate measures and Alshabab are showcasing the truism. Quote Share this post Link to post Share on other sites